Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Fano Oo Sheegtay In 100 Askari Ka Dishay Ciidanka Millatariga Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Fano Oo Sheegtay In 100 Askari Ka Dishay Ciidanka Millatariga Itoobiya.

September 7, 2024

Wararka ka imaanaya xuduudka u dhaxeeya Itoobiya iyo Suudaan, ayaa sheegaya in dagaallo lafa jabis ah ay dhexmareen maleeshiyaadka Fano ee fallaagada ah iyo kuwa millatariga ee Abiy Axmed.

Warbaahinta taageerta jabhadda mucaaradka hubeysan ee Axmaarada, waxay sheegtay in inka badan 100 askari oo ka tirsan ciidanka dowladda xabashida Itoobiya ay ku dileen dagaallo culus oo ka dhacay xuduudka u dhaxeeya waddamada Suudaan iyo Itoobiya.

Fano waxay sheegtay in dagaalladan ay ka dhaceen dhowr tuulo oo ku teedsan xadka dagaalladu ka socdaan, maleeshiyada fallaagada ah ayaa lasoo wariyay inay isku fidiyeen gacanta ku dhigeen deegaannada ku dhow xadka uu gobolka Amhara la wadaago Suudaan.

Ilo wareedyadu waxay intaas ku darayaan in maleeshiyaadka jabhadda kacdoonka millatari ku jirta ee Axmaarada ay sidoo kale millatariga Abiy Axmed ka eryeen waddada xiriira magaalooyinka Metemma iyo Gondar ee gobolkaasi.

Wararku waxay intaas ku darayaan in maleeshiyaadka Fano ee dagaalka kula jira xukuumadda Abiy Axmed ay la wareegeen gacan ku haynta macbarka muhiimka ah ee Qalabat ee dhaca xuduudka u dhaxeeya Suudaan iyo Itoobiya.

Waxay sheegashada Faano ee dilka inka badan 100 askari oo ka tirsanaa millatariga Abiy Axmed kusoo beegmayaan xili Suudaan ay shaacisay in ay xirtay xuduudka ay la wadaagto Itoobiya, gaar ahaan aagga magaalo xuduudkeeda Al-qalabat.

Waxay sidoo kale tani kusoo beegmaysaa xilli ay jirto cabsi xooggan oo ay qabaan madaxda dowladda Itoobiya, taasi oo ah in maleeshiyaadka jabhadaha mucaaradka ah ay qabsadaan caasimadda, waxayna taasi keentay in generaalka ugu sarreeya ciidanka Abiy Axmed uu ammar ku bixiyo in guutooyinka gaadiidka gaashaaman loo soo daabulo dhanka Addis-ababa, si ay mucaaradka hubeysan uga difaacaan magaalo madaxda.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -04-03-1446-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -04-03-1446 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 16-Rabiicul-awal-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 16-Rabiicul-awal-1448-Hijri.

August 28, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 15-03-1448H.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 15-03-1448H.

August 28, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Toosinta Ubadka 15-Rabiicul-awal-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Toosinta Ubadka 15-Rabiicul-awal-1448-Hijri.

August 28, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada