Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Farmaajo Iyo Xasan Oo Ka Hor Yimid Tallaabada Golaha Dawaaqiidda Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Farmaajo Iyo Xasan Oo Ka Hor Yimid Tallaabada Golaha Dawaaqiidda Gurguurte.

November 17, 2024

Madaxweynihii hore ee kooxda Riddada Soomaaliya, murtad Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra’iisul wasaarihii hore ee dowladda Riddada, murtad Xasan Cali Khayre ayaa ka hor ansixin ay sameeyeen xubnaha golaha dawaaqiidda ee kooxda Gurguurte.

Farmaajo ayaa warsaxaafadeed uu bogiisa ku daabacay ku sheegay in uu sharci-darro ah go’aanka baarlamaanka daaquudka ah ee Riddada ku ansixiyeen qorshaha doorasho ee uu wato murtad xassan Sheekh Maxamuud.

Guddiyada doorasho ee baarlamaanka kooxda Riddadu ansixiyay ayuu Farmaajo ku sheegay inay yihiin kuwa dano gaar ah laga leeyahay, in uusan aqoonsanayn ayuu sheegay, waxa uu sidoo kale ka dhawaajiyay inay isku milmeen golaha wasiirada kooxda Ridada Somalia iyo golaha dawaaqiidda, taasi oo keentay buu yiri in baarlamaanka daaquudka ah uu kala qaybsamo, xildhibaanaduna laba dhinac u kala jabaan.

Murtad Xasan Cali Khayre oo soo noqday ra’iisul wasaaraha Riddada xilligii murtad Farmaajo ayaa isagana si wayn uga hor-yimid guddiyada doorasho ee baarlamaanka Riddadu ansixiya, isaga oo guddigyadaas la magacaabay ku tilmaamay kuwa dano gaar ah laga leeyahay.

Wuxuu sheegay in uusan shaqeyn doonin guddiyada iyo shuruucda uu samaystay murtad Xassan Gurguurte, qorshahan ayuu sheegay in uu sii kala fogeeyay siyaasiyiinta iyo madaxda dowladda Riddada ah.

Khilaafka ka dhex aloosan madaxda kooxda Riddada Somalia iyo kuwii hore ayaa maalmahan dambe sii xoogeysanaya, waxaa sidoo kale taasi usii dheer madaxda kooxda Riddada ah xiisadaha siyaasadeed ee kaga furan dhanka qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedyada Riddada ah ee dalka jira, Jubbaland iyo Puntland ayaana si rasmi ah uga baxay shirarka kala dhaxeeyay madaxda dowladda Riddada, shaaciyayna inay jareen cilaaqaadkii kala dhaxeeyay.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Kenya Oo Ka Walaacsan In Trump Meesha Ka Saaro Taageeradii Uu Siin Jiray Ciidankeeda.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -15-05-1446 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri

June 13, 2026
Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.

June 13, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.

June 13, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada