Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Kenya Oo Ka Walaacsan In Trump Meesha Ka Saaro Taageeradii Uu Siin Jiray Ciidankeeda.
  • Allposts

Kenya Oo Ka Walaacsan In Trump Meesha Ka Saaro Taageeradii Uu Siin Jiray Ciidankeeda.

November 17, 2024

Tan iyo wixii ka dambeeyay 6dii bishan November markii uu Donald Trump ku guulaystay doorashooyinkii madaxtinimada dalka Mareykanka ayay isasoo tarayaan walaacyada laga muujinayo isbedel ku yimaad siyaasadda arrimaha dibadda ee xukuumadda Washington.

Dowladda saliibiyadda Kenya oo xiriir ashahaadda ladirirnimo iyo mi dhaqaale laleh Mareykanka ayaa ka walaacsan dib usoo laabashada Trump, diblumaasiyiin Kenyaan ah ayaa aaminsan in dib usoo laabashada Donald J.Trump uu hoos udhac weyn ukeeni doono cilaaqaadkii ka dhaxeeyay Nairobi iyo Washington.

dowladda Kenya oo si aad ah ugu tiirsan taageerada amni,midda siyaasadeed iyo mudda dhaqaale ee ay ka hesho Mareykanka ayaa aaminsan in Trump uu hoos udhigi doono taakuladaas arrinkaas oo saameyn ku yeelan doono dagaalka ashahadda ladirirnimo ee Kenya iyo xulufadeedu uga jiraan geeska qaaradda afrika sida ku cad warbixin uu daabacay wargeyska Business Daily Africa (Bisnis Dhayli Afrika).

Warbixinta ayaa tibaaxaysa in awoodda melleteri ee ciidanka Kenya iyo xataa sirdoonka wadankaas ay si dhammeystiran ugu tiirsanyihiin taageerada Mareykanka islamarkaana haddii Trump uu dhimo dhaqaalihii uu siin jiray ay halis geli doonto dowladda Kenya.

Barnaamijka Mareykanku bixiyo ee loo yaqaan AGOA oo uu ku taageero dowlado dhaca qaaradda Afrika Kenyana ay qeyb ka tahay ayaa laga yaabaa in lajoojiyo sidii uu Trump horay usameeyay afartii sano ee uu xukunka hayay.

Bishii Janaayo ee sanaddii 2020-kii mujaahidiinta alshabaab ayaa camaliyad weyn ka fuliyay saldhigga ciidanka Mareykanka gacanka Manda Bay ee dalka Kenya xilligaas oo uu talada Mareykanka hayay Donald Trump weerarkaas oo labada dowladood uga dhignaa dhabarjab aad uxooggan.

William Ruto oo ah madaxweynaha Kenya ayaa ka niyad jabsan tallaabooyinka uu Trump qaadi doono, Joe Biden madaxweynaha uu waqtigiisu sii idlaanayo ayaa bishii May ee sanadkan booqday magaalada Washington kolkaas oo Kenya ay noqotay xubin dibad joog ah oo katirsan NATO.

Tan iyo markii ay ciidanka Kenya duullaanka gardarra ah kusoo qaadeen Soomaaliya sanaddii 2011-kii ayay mujaahidiinta alshabaab iyana qaadeen howlgallo jihaadi ah kuwaas oo gilgilay magaalooyinka waaweyn ee Kenya maamusho sida Nairobi,Mombaas iyo Gaarisa, waxaana xusid mudan in weerarada mujaahidiintu ay si joogta ah uga socdaan gobolka Lamu iyo dhulalka soomaalida NFD ee gummeysiga kujira.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -15-05-1446 Hijri.
Next: Farmaajo Iyo Xasan Oo Ka Hor Yimid Tallaabada Golaha Dawaaqiidda Gurguurte.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri

June 13, 2026
Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.

June 13, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.

June 13, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada