Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Farmaajo Oo Dadka Shacabka Ah Ka Xirtay Wadooyinka Magaalada Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Farmaajo Oo Dadka Shacabka Ah Ka Xirtay Wadooyinka Magaalada Muqdisho.

February 6, 2018

Madaxweynaha dowlada Ridada ninka lagu magacaabo Muxamed Cabdi Llaahi Farmaajo ayaa ku amray maleeshiyaatkiisa iney xiraan wadooyinka ugu waaweyn magaaalada Muqdisho.

Jidadka Makka Almukarrama,Wadnaha,wadada aada garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo wadooyin kale oo muhiim u ahaa dadka iyo gaadiidka ayaa lagu arkayaa maleeshiyaat hubeysan oo xiray wadooyinkaasi.

Maleeshiyaatka dowlada ayaa gaadiidka dadweynaha u diiday isticmaalka wadooyinkaasi,iyadoona inta badan ay xiranyihiin goobihii adeegyada bulshada sida Waxbarashada,ganacsiga iyo goobaha caafimaatka.

Wadooyinka Muqdisho ayaa Farmaajo u xirnaandoono muddo Saddex maalin ah waxaana lagu wadaa in maalinta Khamiista ee soo socota Murtad Farmaajo uu u dabaal dego Sanad guuradiisii Kowaad markii loo doortay madaxweynaha Kooxda Ridada.

Halkaas Sano ayuu Farmaajo qabtay Howlo ay ka mid yihiin inuu ka shaqeeyay Danaha Dowlada Itoobiya,Inuu maleeshiyaatkiisa ku sheegay Soo ma jeestayaal xilli daryeel la’aan baahsan iyo murshaar la aan ay ka cabanayaan maleeshiyaatkiisa,Dhiibistii Qalbi dhagax,xilal ka qaadis uu ku sameeyay xubno fara badan oo ka mid ahaa maamulkiisa iyo inuu qiray ineysan ciidankiisu laheen Mabda’ ay ku dagaalamaan isagoona dhanka kale qiray in ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay Caqiido Ku dagaalamayaan.

Muuse Malaay.

Calamada online.

Mogadishu, Somalia.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Gobalka Baay.
Next: Weerar Gaari Looga Gubay Askarta Itoobiya Oo Hiiraan Ka Dhacay.

Related Stories

Duqeyn Lagu Beegsaday Kooxo Gacanta Ku Haya Markab Turkigu Leeyahay.
  • Allposts
  • Warar

Duqeyn Lagu Beegsaday Kooxo Gacanta Ku Haya Markab Turkigu Leeyahay.

August 19, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 06-03-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 06-03-1448-Hijri.

August 19, 2026
Qaraxyo Maleeshiyada Gurguurte Lagula Eegtay Gudaha Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Qaraxyo Maleeshiyada Gurguurte Lagula Eegtay Gudaha Muqdisho.

August 19, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada