Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Gaari ATMIS Looga Gubay Sh/oose Iyo Khasaaraha Weerarkii Xamar Oo Kordhay.
  • Allposts
  • Warar

Gaari ATMIS Looga Gubay Sh/oose Iyo Khasaaraha Weerarkii Xamar Oo Kordhay.

January 20, 2024

Howlgal qarax ah oo maanta ciidamo ka tirsan guutada qaraxyada mujaahidiintu ka fuliyeen deegaanka Number-60 ee dhaca wilaayada Sh/hoose, waxay la beegsadeen oo ku gubeen gaari noociisu Booyad yahay oo ay wateen ciidamo ka tirsan Kuffaarta Yugaandha, waxaana sidoo kale qaraxaasi ku dhintay darawalkii gaariga oo Yugaandhees ah.

Dhanka kale, waxaa sii kordhay khasaaraha murtazaqada Imaaraadka kasoo gaaray weerarkii cagmarinta ahaa ee ay ciidamada mujaahidiintu ku qaadeen fariisin ay Riddada kaga sugnaayeen degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho, dhimashada ayaa gaartay 9 xubnood oo murtadiin ah oo uu ku jiro taliyihii haystay fariisinka la wareeray, kaasi oo lagu magacaabi jiray Carab.

Saddexdii askari ee ku dhaawacmay weerarkaas ayaa la xaqiijiyay inay u dhinteen dhaawacyadii soo gaaray, askari 4-aad ayaa la wariyay maanta murtadiintu meydkiisa ka heleen agagaarka fariisinkii cagta lagu mariyay, waxay sidoo kale ciidamada mujaahidiintu soo qaniimeysteen 7 qori oo kala ah hal qori PKM ah iyo 6 qori oo AK47 ah.

Sidoo kale waxay ciidamada mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay 2 qarax ka fuliyeen nawaaxiga degaanka Jaziira ee dhaca duleedka Muqdishi, kuwaas oo ay ku beegsadeen maleeshiyaad murtadiin ah, midka koowaad ayaa si gaar ah u haleelay gaari Qooqan ah oo ay ka buuxeen Riddada, waxaana ku dhintay hal askari oo murtad ah, halka uu ku dhaawacmay murtad kale, sidoo kale waxay mujaahidiintu weerar ku mireen saldhigga maleeshiyaadka murtadiinta ee degmada Owdheegle.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Masuul Ka Tirsan Maamulka Riddada Puntland Oo Ku Dhaawacmay Shil Gaari.
Next: Askar Maraykan Ah Oo Ku Dhaawacmay Madaafiic Lagu Garaacay Saldhigga Caynul Asad.

Related Stories

Maamulka Deni Oo Go’aan Kasoo Saaray Maleeshiyo Kooxda Gurguurte Ka Abaabulayso Gudaha Degaannadeeda.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Deni Oo Go’aan Kasoo Saaray Maleeshiyo Kooxda Gurguurte Ka Abaabulayso Gudaha Degaannadeeda.

June 11, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -25-Dulxijah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -25-Dulxijah-1447-Hijri

June 11, 2026
Ciidanka Itoobiya Iyo Maleeshiyada Gurguurte Oo Lagu Weeraray Baay, Sh/hoose Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka Itoobiya Iyo Maleeshiyada Gurguurte Oo Lagu Weeraray Baay, Sh/hoose Iyo Gedo.

June 11, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada