Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Gaari Ciidan Oo Si Bareer Ah Dad Shacab Ah Ugu Jiiray Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Gaari Ciidan Oo Si Bareer Ah Dad Shacab Ah Ugu Jiiray Muqdisho.

October 22, 2019

Gaari Cabdi Bile ah oo ay la socdeen Maleeshiyaatka Sida Gaarka ah u tababaray ee qeybta ka ah askarta Dowladda Federaalka ayaa gudaha Magaaladan Muqdisho si bareer ah ugu jiiray Dad Shacab ah.

Agagaarka Isgoyska Ex-controol Afgooye ee Magaalada Muqdisho ayuu si ula kac ah gaari Cabdi Bile ah oo ay wateen Maleeshiyaatka Kooxda Ridada Somalia waxa uu ugu jiiray Afar ruux dhalin yaro ah kuwaasi oo wadayaal ka ahaa Mooto Bajaajyo.

Gaariga Cabdi Bilaha ah ayaa Afartaasi Moota iyo Wadayaashooda goobta ku jiiray waxaana halkaasi ku dhintay Afartii Dhalinyaro ee Wadayaasha Moota Bajaajta ahaa.

Gaariga Cabdi Bilaha ee Falkan naxdinta leh geystay ayaa socodkiisa iska sii watay isagoo aanan u istaagin ama gadaaal usoo fiirin dadkii shacabka ee uu jiiray.

Falkan naxdinta leh ayaa qeyb ka ah dhacdooyin naxdin leh oo Shaqo maalmeed ay ka dhigteen Gaadiidka Ciidamada Kufaarta Afrikaanta iyo Maleeshiyaatka Dowladda Ridada, Waxeyna Dhowr jeer Gaadiidka Kufaarta iyo kuwa Murtadiinta gudaha iyo duleedka Magaalada Muqdisho si bareer ah ugu jiireen dad shacab ah.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Mogadishu, Somalia.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: WI Shabeelada Hoose Oo 46 Milyan Ugu Deeqday Qoysas Ku Guryo Beelay Dab Qabsaday Tuulo Hoos Tagta Qoryooley.
Next: R/wasaaraha Itoobiya Oo Dagaal Ugu Hanjabay Dowladda Masar.

Related Stories

Khasaaraha Dhimasho Ee Toogashadii Maleeshiyada Gurguurte Ka Geysteen Tookiyo Oo Korodhay.
  • Allposts
  • Warar

Khasaaraha Dhimasho Ee Toogashadii Maleeshiyada Gurguurte Ka Geysteen Tookiyo Oo Korodhay.

August 24, 2026
Weerar Lagu Laayay Maleeshiyada Danab Oo Ka Dhacay Sh/hoose.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Lagu Laayay Maleeshiyada Danab Oo Ka Dhacay Sh/hoose.

August 24, 2026
Dhagayso Waaliga Banaadir Oo War Kasoo Saaray Dhul-boobka Gurguurte Ee Yaaqshiid.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Waaliga Banaadir Oo War Kasoo Saaray Dhul-boobka Gurguurte Ee Yaaqshiid.

August 23, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada