Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Gacan-ka-hadal saaka mar kale ka bilawday golaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

Gacan-ka-hadal saaka mar kale ka bilawday golaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

February 2, 2026
Waxaa maanta mar kale buuq iyo sawaxan uu ka bilawday gudaha baarlamaanka federaalka, kadib markii la iskugu yimid fadhi ku saabsan wax-ka-bedel uu Guruurte damacsan yahay inuu ku sameeyo Distoorka lagu dhaqo kooxaha federaalka Soomaaliya.
Maleeshiyaad fara badan ayaa lasoo dhoobay gudaha baarlamaanka, waxaana halkaasi ka bilawday is-riix-riix iyo gacan-ka-hadal xooggan oo dhex-maray booliska iyo xildhibaannada mucaaradka ee soo hor-jeeda wax-ka-bedelka distoorka.
Mid ka mida xildhibaanada ayaa la xaqiijiyey in dhaawac uu kasoo gaarey iska-hor-imaadkan, waxaanay wararku tibaaxayaan in gudoomiyaha baarlamaanku, uu amar ku bixiyey in xoog looga saaro hoolka, dhammaan xildhibaanada mucaaradka.
Muuqaallo si weyn ugu faafay baraha bulshadda ayaa muujinaya gacan-ka-hadalka dhex maray maleeshiyaadka Gurguurte iyo xubnaha mucaaradka, iyadoo xildhibaannadu ay sheegeen in askartu ay dil ugu hanjabeen dhammaan xubnaha mucaaradka.
Qorshe la doonayay in lagu saaro xildhiaannada mucaaradka ayaa fashilmay kadib markii ay ku adkaysteen in aanay ka bixin hoolka, waxaana saacado kadib qasab noqotay in maleeshiyaadka Gurguurte ay bannaanka uga baxaan xarunta baaralamaanka.
Xalay ayay ahayd markii shir-jaraa’id oo ay qabteen xubno ka tirsan labada gole ee baraalamaanka ay sheegeen in Aadan-madoobe oo ah guddoonka baarlamaanka, uu doonayo in golaha uu marsiiyo ajande aan heshiis lagu ahayn oo gadaal uu ka riixaayo Xasan Gurguurte.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Midowga Gaalada Yurub Oo War Kasoo Saaray Tallaabadii Kooxda Ridada Ku Celisay Wufuudii Ka Kala Socotay Maamulada Puntland Iyo Jubaland.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 15-08-1447-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -27-Muxarram-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -27-Muxarram-1448-Hijri.

July 12, 2026
Sucuudiga Oo La Sheegay In Maleeshiyo Murtazaqo Loogu Tabobarayo Galgaduud.
  • Allposts
  • Warar

Sucuudiga Oo La Sheegay In Maleeshiyo Murtazaqo Loogu Tabobarayo Galgaduud.

July 12, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 27-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 27-01-1448-Hijri.

July 12, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada