Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Ganacsade Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Cape Town.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsade Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Cape Town.

December 22, 2022

Wararka ka imaanaya waddanka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in qof dhalinyaro ah oo ka mid ahaa ganacsatada Soomaalida ah ee ganacsiyada u tagay waddankaas, ay kooxo burcad ah ku dileen gudaha dukaankiisa, sida laga soo xigtay Soomaalida dalkaasi.

Cabdulqaadir Qoslaaye oo ahaa wiil dhalinyaro ah, ayaa lasoo sheegay in lagu dhex dilay gudaha dukaankiisa oo kuyaal magaalada Cape Town ee waddankaasi South Africa, waxayna burcaddu sidoo kale dhaawac u gaysteen ganacsade kale oo ka mid ah Soomaalida dalkaas.

Goobjoogeyaal ka aghawaa halka ay dhacdadu ka dhacday ayaa soo sheegay inay kooxdan rassaas xooggan ku fureen dukaanka wiilka Soomaaliga ah, ka dibna uu halkaasi ku geeriyooday Qosaale, halka uu dhaawac soo gaaray Muxiyadiin Xuseen Gacal.

Wararku waxay intaasi ku darayaan in maydka wiilka dhalinyarada ah iyo dhaawaca midka kale ay goobta meheradda ah ka qaadeen, jaaliyadda Soomaalida ee iyaguna ganacsiyada ku leh waddankankaas, oo ah mid ay halistiisu badan tahay.

Booliska dowladda saliibiyadda Koonfur Afrika ayaa sida looga bartay sheegay inay samayn doonaan baaritaannada dhacdadan, balse ah mid ay isaga leexinayo ra’yul caaamka bulshada, iyadoo booliskuba lagu eedeeyo inuu qayb ka yahay tuugada dadka ku dhaca Koonfur Africa.

Dadka Soomaalida ah ee ku dhaqan waddankaas ayaa si gaar ah bartilmaameed ugu ah burcadda Koonfur Afrikaanku, waxayna dhowr jeer sheegeen in aan wax tallaabo ah laga qaadin dadka burcadda, maadaama aysan kala saari karin midka wax dhacaya iyo dowladdda.

Maalmo uun ka hor ahayd markii kooxo burcad Koonfur Afrikaan ah ay u dhaceen meherad gacnasi, oo uu gobolka North West kulahaa nin dhalinyaro ah, ka dibna ay dileen wiilkaas dhalinyarada ah oo la oran jiray Cismaan Maadeey Maxamed.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -28-05-1444-Hijri
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -28-5-1444-Hijri.

Related Stories

Akhriso Xogta Weeraro Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqdeen Saraakiisha Iyo Maleeshiyada Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Weeraro Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqdeen Saraakiisha Iyo Maleeshiyada Gurguurte.

June 1, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-12-1447-Hijri

May 31, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -14-Dulxijah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -14-Dulxijah-1447-Hijri

May 31, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada