Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Geelle Oo Imaaraadka Ku Eedeeyay Qas Iyo Qalaanqal Uu Ka Wado Geeska Afrika.
  • Allposts
  • Warar

Geelle Oo Imaaraadka Ku Eedeeyay Qas Iyo Qalaanqal Uu Ka Wado Geeska Afrika.

May 25, 2025

Siyaasadaha isdiidan ee ka jira geeska qaaradda Afrika ayaa saameyn ku yeeshay awoodaha caalamiga ah ee doonaya in ay gacanta ku dhigaan kheyraadka dhax ceegaagga mandiqadda iyo marin biyoodyada muhiimka ah.

Dowladda dabadhilifka Imaaraadka Carabta ayaa la sheegay in ay si xowlli ah isugu fidinayso bariga afrika iyadoo adeegsanaysa maal iyo calooshood ushaqeystayaal caalami ah iyo kuwa maxalli ah.

Ismaaciil Cumar Gelle oo ah madaxweynaha xukuumadda Riddada Jabuuti ayaa eedaymo culus ujeediyay Imaaraatka Carabta oo uu ku tuhmay in ay qas qulqulatooyin siyaasadeed iyo mid amni ka waddo geeska Afrika.

Geelle oo wareysi siinayay warbaahinta RFI ee ku hadasha afka dowladda Faransiiska ayaa sheegay Imaaraatka oo ku gambanaya maalgashiyo maaliyadeed uu awood melleeteri ka sameysanayo geeska Afrika.

“Imaaraatka Carabta ayaa qaaday xamlo maalgashin oo ay ku baxayso 110 Milyaar oo dollar ayaa qaaradda Afrika kawada dhoollatus istiraatiijiyadeed oo hadafkiisu yahay is ballaarin melleteri balse boor isku qaris looga dhigay maalgashi dhaqaale”ayuu yiri Ismaaciil Cumar Geelle.

Wuxuu intaas ku daray in dowladaha gobolka ay walaac ballaaran ka muujinayaan saameynta ay xukuumadda Abu Dubai ku leedahay,dekadaha,isgaarsiinta iyo arrimaha Lojiistikada “Imaaraatiyiintu qalqal weyn iyo deganaanshiyo la’aan ayay ku hayaan mandiqadda,maalgashiyadan aan arkeyno ma ahan mashaariic dhaqaale ee waa ujeedooyin melleteri oo uu halis ku gelinayo madax banaanida dowladaha afrika” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Geelle.

Madaxweynaha xukuumadda Ridada Jabuuti ayaa wareysigan uu bixiyay ku xaqiijiyay markii ugu horraysay in ay iska diideen dalab uga yimid Imaaraatka oo ahaa in ay saldhig melleteri ka sameysato xeebaha Jabuuti.

Waxaa xusid mudan in dowladda Imaaraatka ay gacanta ku hayso sedax kamid ah dekadaha caalamiga ah ee dalka Soomaaliya iyadoona magaalooyinka Boosaaso iyo Berbera ka yagleeshay saldhigyo melleteri halka ay maamusho marsada magaalada Kismaayo.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -27-11-1446-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -27-11-1446 Hijri.

Related Stories

Daawo Qaybta 27-aad Gurmadka Mujaahidiintu Gaarsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 27-aad Gurmadka Mujaahidiintu Gaarsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen.

June 11, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1447-Hijri

June 11, 2026
Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.

June 11, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada