Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Gurguurte Oo Lagu Eedeeyay In Boobkii Ugu Xooganaa Ka Wado Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Gurguurte Oo Lagu Eedeeyay In Boobkii Ugu Xooganaa Ka Wado Muqdisho.

November 11, 2024

Xilli uu faraha ka baxay boobka dhulalka danta guud iyo kuwa gaarka loo leeyahay ee ka socda Muqdisho kuna lug leeyihiin madaxda ugu sarreysa ee murtadiinta, ayay mucaaradka sheegeen in dowladda Riddadu waddo bililaqadii sagaashameeyadii dalka dhacday.

Murtad Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka mid ah xildhibaannada dawaqiidda Riddada, sidoo kalena ka mid ah mucaaradka ayaa shir jaraa’id oo uu maanta Muqdisho ku qabtay ku sheegay in shaqada uu hayo madaxa kooxda Riddada murtad Gurguurte ay isku beddeshay dhaqaale boob aan sannadadan dhow la diiwaan gelin.

Wuxuu sheegay in isbaarooyinku noqdeen astaan lagu garto kooxda Riddada iyo il ay ka macaashaan madaxda murtadiinta ah, kuwaas oo min askari ilaa Xassan Sheekh Maxamuud xaraashanaya dhulalka danta guud kana iibinaya dad kale, lacagahaas ayuu sheegay inay ku dhacayaan jeebka shakhsiyaad gaar ah oo aysan qasnadda dowladda Riddada ah ku dhacaynin.

Dhulboobka ay wadaan madaxda murtadiinta ayuu sheegay in uu keeni doono in la waayo meel laga dhiso xarumo caam ah, maadaama buu yiri la xaraashtay dhulalkii danta guud ee umadda Soomaaliyeed ka wada dhaxeeyay, shakhsiyaad gaar ahna ay jeebka ku shubteen.

Wuxuu intaas ku daray in boobka hantiyeed ee madaxada murtadiintu ka wadaan magaalada Muqdisho uu keenay inay niyad jabaan ganacsatada Soomaaliyeed, taasi oo ku qasabtay in ay hantidooda kala baxaan waddanka, maadaama buu yiri boobka hantidooda uu noqday mid xarka goosad ah, magacyo dhowr ah loola baxay.

Halkan Ka Dhagayso Shirka C/raxmaan C/shakuur.

https://calamada1.com/wp-content/uploads/2024/11/Shirka-Jaraaid-C.Cabdishakuur.mp3

Hadalka murtad Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa kusoo beegmaya xilli madaxda kooxda Riddada Soomaaliya ay ku kacayaan dhul boobkii ugu xooganaa abid, toddobaadkii hore ayay ahayd markii baraha bulshada uu qabsaday muuqaalka masjidka Jaamica xaafadda Kalluunka, kaas oo Xassan Sheekh uu go’aamiyay in la dumiyo kadibna uu ka iibsado koox magac ganacsato wadata balse iimaanlaaweyaal ah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -09-05-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -09-05-1446 Hijri.

Related Stories

Maleeshiyo Hubeysan Oo La Wareegay Gacan Ku Haynta Degmada Marka.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyo Hubeysan Oo La Wareegay Gacan Ku Haynta Degmada Marka.

August 24, 2026
Howlgal Sarkaal Ciidan Lagu Dhaawacay Oo Ka Dhacay Beledweyne.
  • Allposts
  • Warar

Howlgal Sarkaal Ciidan Lagu Dhaawacay Oo Ka Dhacay Beledweyne.

August 24, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -11-Rabiicul-awal-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -11-Rabiicul-awal-1448-Hijri.

August 24, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada