Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Daadad Dhibaato Ugeystay Dadka Iyo Duunyada Oo Ku Dhuftay Degmo Ka Tirsan Gobolka Nugaal.
  • Allposts
  • Warar

Daadad Dhibaato Ugeystay Dadka Iyo Duunyada Oo Ku Dhuftay Degmo Ka Tirsan Gobolka Nugaal.

October 15, 2026

Roobabka Xilliga Deyrta ee ka curtay intabadan gobollada dalka Soomaaliya ayaa lasoo sheegayaa in ay dhibaatooyin ugeysteen dadka iyo duunyada.

Sida ay wararku sheegayaan roobab daadad wata ayaa ku da’aya gobollada waqooyi galbeed illaa iyo bartamaha Soomaaliya waxaana jira dad aan illaa iyo hadda nolol iyo geeri midna lagu hayn.

Roobabka sanadkan oo ka duwan kuwii horay uda’i jiray ayaa la sheegay in ay biya badan ku shubeen waadiyaasha iyo webiyada.

deegaannada ay saameynta daran ku yeesheen Roobabka deyrta waxaa kamid ah deegaanka godob-yar ee hoostaga degmada Burtinlle ee gobolka Nugaal oo biyaha xareedda ay camimeen dhammaan guryaha deegaanka, waxaana la arkayay dadka qaar oo ay dantu ku qasabtay in ay geedaha fuulaan si ay biyaha uga badbaadaan.

qaar kamid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in dhammaan agabyadii ay adeegsanayeen ay biyaha roobabka latageen islamarkaana dhismayaashii deegaanka ay maashoobeen.

Musiibada ku dhufatay deegaanka godob-yar ee gobolka Nugaal mid lamid ah waxay ku dhufatay deegaanno katirsan Togdheer iyo waqooyi galbeed, dadka ku dhaqan tuulooyinka iyo dhulka miyiga ah ayaa ka codsanaya shacabka wax heysta in ay gurmad usoo fidiyaan.

iyadoo billaaw ay yihiin Roobabka xilliga Deyrta ayaa laga digayaa roobab daad wata oo ka da’a gobollada waxaana loogu baaqay dadka deggan hareeraha webiyada iyo togagadda in ay ka fogaadaan meelaha biya mareennada ah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 04-05-1448-Hijri.
Next: Dhagayso Andalus Podcast: Waa Maxay Arkaanta Iyo Usuusha Ay Ku Taagan Tahay Faafinta Dacwada Islaamiga Ah?.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -07-Jumaadal-aakhir-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -07-Jumaadal-aakhir-1448-Hijri.

November 17, 2026
Cali Balcad Oo Diidday Inuu Ka Jawaabo Aflagaadada Trump Ee Ka Dhanka Ah Soomaalida.
  • Allposts
  • Warar

Cali Balcad Oo Diidday Inuu Ka Jawaabo Aflagaadada Trump Ee Ka Dhanka Ah Soomaalida.

November 17, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 07-06-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 07-06-1448-Hijri.

November 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada La Wareegitaanka Mujaahidiinta Ee Deegaanka Coomaad.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada La Wareegitaanka Mujaahidiinta Ee Deegaanka Coomaad.

November 15, 2026
Daawo Sawirrada Kamiinkii Lagu Laayay Maleeshiyada Danab Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Kamiinkii Lagu Laayay Maleeshiyada Danab Ee Sh/hoose.

November 12, 2026
Kamiin Gaadiid Ciidan Lagu Qabsaday Oo Ka Dhacay Dueeldka Balidoogle (Bayaan+Sawir_sarkaal).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Kamiin Gaadiid Ciidan Lagu Qabsaday Oo Ka Dhacay Dueeldka Balidoogle (Bayaan+Sawir_sarkaal).

November 12, 2026
DEG DEG: Daawo Sida Maleeshiyada Gurguurte Loogu Laayay Duleedka Leego.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

DEG DEG: Daawo Sida Maleeshiyada Gurguurte Loogu Laayay Duleedka Leego.

October 26, 2026
Daawo Sawirro Muujinaya Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Hees.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Muujinaya Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Hees.

October 10, 2026
Sawirro: Xarakada Al-Shabaab Iyo Beesha Xawaadle Oo Maxaas Ku Gaaray Heshiis Lagu Soo Afjaray Colaaddii U Dhexeysay Labada Dhinac.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Xarakada Al-Shabaab Iyo Beesha Xawaadle Oo Maxaas Ku Gaaray Heshiis Lagu Soo Afjaray Colaaddii U Dhexeysay Labada Dhinac.

October 3, 2026
Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026

Diiwaanka Gabayada

DHAGEYSO: Gabay Cusub Oo Uu Tiriyey Abwaan C/waaxid Cali Gama’diid.
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

DHAGEYSO: Gabay Cusub Oo Uu Tiriyey Abwaan C/waaxid Cali Gama’diid.

October 19, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada