Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Hogaamiyaasha Ingiriiska Iyo Kenya Oo Ka Wada Hadlay La Dagaalanka Shabaabul Mujaahidiin.
  • Allposts
  • Warar

Hogaamiyaasha Ingiriiska Iyo Kenya Oo Ka Wada Hadlay La Dagaalanka Shabaabul Mujaahidiin.

August 31, 2018

Ra’isul wazaaraha dowladda Ingiriiska haweeneyda lagu magacaabo Teriisa May ayaa shalay oo khamiis aheyd booqasho ku tagtay dalka Kenya taas oo lagu tilmaamay midi ugu horreysay ee hogaamiye Ingiriis ah uu ku tago dalkaas muddo hadda laga joogo 30 sano.

Booqashadan ayaa imaaneysa iyadoo dowladda Ingiriiska ay waayadii dambe baadigoob xoogan ugu jirtay sidii ay xoojin lahayd xiriirada ganacsi iyo midka dhaqaale ee ay la leedahay Africa ka hor inta aysan ka bixin ururka midowga Yurub bisha March ee soo socota.

May ayaa la kulantay madaxweynaha dowladda Kenya Uhuru Kenyatta intii ay ku gudajirtay lugtii ugu dambeysay ee booqasho ay ku mareysay saddex wadan oo ku yaalla Africa kuwaas oo kala ah Kenya, Koonfur Africa, iyo Nigeria oo ah dalal lagu tilmaamo kuwa ugu sarreeya xagga dhaqaalaha marka laga hadlayo qaaradda Africa.

Waxa socdaalkeeda ku wehlinayey wafuud ganacsi oo ballaaran oo ka soo jeeda dalka Ingiriiska iyo saraakiil ka tirsan xukuumadeeda. “Waxaan rabaa inaan idiin sheego in xiriirka Ingiriiska ee Kenya iyo Africa uu ka ballaaran yahay wax ku saabsan maalgashi gaar ah” ayey tiri Teriisa Maya xilli ay wariyeyaasha uga warameysay kulanka dhexmaray iyada iyo madaxweynaha dowladda kaafirada Kenya.

Ingiriiska waa wadanka shisheeye ee maalgashiga ugu badan ku sameeya dalka Kenya, Ma jirin hogaamiye Ingiriis ah oo soo booqday dalka Kenya tan iyo sideetameeyadii, halka sidoo kalena ay booqashadan noqoneyso midi ugu horeysay ee ra’isul wazaare ingiriis ah uu ku yimaado qaaradda Africa muddo shan sanadood ah.

Dalka Kenya oo ah wadan uu horay u soo gumeysan jiray Ingiriis ah, gaashaan buursi ganacsi iyo mid amnina kala dhexeeyo Britain ayaa sanadihii ugu dambeeyey la daala dhacayey nabarrada kasoo gaaray dagaalka daba dheeraaday ee uu kaga jiro Soomaaliya, Waxaana booqashada Terisa May ee Kenya ay timid iyadoo maalin ka hor xad-beenaadka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya lagu dilay ugu yaraan 20 askari oo Kenyaati ah ka dib markii Al Shabaab ay weerar kamiin ah ka fuliyeen gobolka Lamu.

Labada hogaamiye waxay isla soo hadal qaadeen xaaladda amaan ee wadanka iyo sidii la isaga kaashan lahaa ka hortagga weerarada Al Shabaab gaar ahaan duullaanada xuduud taraarka ah ee ay Mujaahidiintu ka fulinayaan gobolada Lamu iyo N.F.D.

Ciidamada Ingiriiska ayaa saldhigyo dhowr ah ku leh wadanka Kenya muddo sanado ah, waxayna tababaro kala duwan siiyaan ciidamada military-ga Kenya ee loo soo daabulo Soomaaliya, iyo saraakiisha ciidan ee waxa loogu yeero isbaheysiga AMISOM.

Cutubyo ka mid ah tababarayaasha Ingiriiska ayaa hadda ku sugan saldhig ciidan oo ku yaalla Isiyeeloow halkaas oo ciidamada Kenya ku siiyaan tababaro ku saabsan sida looga gaashaanto qaraxyada miinooyinka ee Mujaahidiinta.

Xukuumada Ingiriiska waxay sheegtay in ujeedka booqashada Teriisa May ee Kenya uu ahaa in ay 9.1 milyan oo doolar ku maageliso ciidamada Kuffaarta Afrikaanta, 25 milyan oo dollar oo kalena ay ku wareejiso xukuumada taagta daran ee ka jirta magaalada Muqdisho taas muddo sanado ah harjad xoogan ugu jirta sidii ay ku qabsan lahayd deegaanada ka baxsan caasimadda iyo magaallo madaxeedyo kooban.

Hogaamiyaha dowladda Kenya oo weli aanan ka hadlin waxa ay isaguna u yaboohday haweeneydan ayaa mar uu la hadlay warbaahinta jeediyey hadalo beerlaxowsi ah, wuxuuna sheegay in dalkiisa uu la daala dhacayo dagaal uu kula jiro waxa uu ku sheegay cadow wadajir ah oo halis ku ah dowladiisa iyo dowladda Ingiriiska.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Degmada Afgooye.
Next: Akhriso Faahfaahin Laga Helayo Dagaalkii Degmada Afgooye.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada