Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Hogaamiyihii Ugu Horeeyey Ee Dowlad Carbeed Oo Booqday Dimishiq, Tan Iyo Sanadkii 2011ka.
  • Allposts
  • Warar

Hogaamiyihii Ugu Horeeyey Ee Dowlad Carbeed Oo Booqday Dimishiq, Tan Iyo Sanadkii 2011ka.

December 17, 2018

Booqasho kedis ah ayuu magaalada Dimishiq ee caasimadda wadanka Suuriya ku tagay madaxweynaha wadanka Suudaan Cumar Xasan Al-bashiir, kaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay halkaas.

Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha dowladda Suudaan Cumar Xasan Al-bashiir ayaa gaaray magaalada Dimishiq, waxaana garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay madaxweynaha nidaamka Nuseyriyada Bashaar Al-Asad.

Warbaahinta ayaa soo bandhigayay labada madaxweyne oo si kal iyo laab ah isku marxabaynaya, waxaana Al-bashiir loo sii galbiyay madaxtooyada uu magaalada Dimishiq ka deganyahay Bashaar Al-Asad.

Shira jaraa’id oo wadajir ay u qabteen Al-Asad iyo Al-bashiir ayay ku sheegeen in xiriirka labada dowladood ay sii xoojin doonaan, islamarkaana ay si mideysan ay uga wada shaqeyn doonaan xoojinta cilaaqaadka labada dowladood.

Madaxweynaha dalka Suudaan Cumar Xasan Al-bashiir ayaa sheegay in nidaamka Bashaar uu la kulmay shirqoollo badan, balse uu adkeystay, lana gaaray waqtigii shacabka Suuriya ay go’aan ka gaari lahaayeen masiirkooda, taas oo u muuqata mid uu sharciyad ku siinayo gabood fallada uu Nidaamkaas u geystay todobadii sano ee lasoo dhaafay shacabka muslimka ah ee Suuriya.

Bashaar Al-asad, wuxuu dhankiisa sheegay in dowlado badan oo carbeed ay isku dayeen iney maquuniyaan jiritaanka nidaamkiisa, balse iyagu ay weli aaminsanyihiin wuxuu ugu yeeray carabnimada.

Shacabka Suuriya ayaa aad uga soo horjeestay booqashada madaxweynaha Suudaan uu ku tagay magaalada Dimishiq, taas oo ay ku tilmaameen iney tahay mid muujineysa sida dowladda Suudaan ay ugu faraxsantahay dhibaatada todobo sano jirstay ee Bashaar Al-asad uu ku hayo shacabka Suuriya.

Waxaa laga cabsi qabaa xaaladda ay ku dambeyn doonaan qoysas badan oo kasoo jeeda Suuriya, kuna sugan dalka Suudaan, kuwaas oo ay dhici karto in loo gacan geliyo Nidaamka, maadaama uu nidaamku u arko dadkaas iney yihiin kuwa kasoo horjeeda jiritaankiisa.

Madaxweynaha dowladda Suudaan Cumar Xasan Al-bashiir ayaa noqonaya madaxweynihii ugu horeeyay ee carbeed ee booqasho rasmi ah ku taga magaalada Dimishiq, tan iyo sanadkii 2011-ka, kolkaas oo shacabka Suuriya billaabeen kacdoon jihaadi ah oo ka dhan ah nidaamka Bashaar Al-asad.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weeraro Kale Oo Ay La Kulmeen Kolanyada Ciidamada Itoobiya.
Next: Faahfaahin Laga Helayo Weeraro Lagu Dilay Askar Fara Badan Oo Itoobiyaan Ah.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -03-Muxarram-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -03-Muxarram-1447-Hijri

June 18, 2026
Cirro Oo Ka Hadlay Saldhigga Yahuudda Ee Somaliland Iyo Duulimaadyo Isku Xiraya Hargeysa & Talaabiib.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Ka Hadlay Saldhigga Yahuudda Ee Somaliland Iyo Duulimaadyo Isku Xiraya Hargeysa & Talaabiib.

June 18, 2026
Dhagayso Andalus Podcast: Raadadka Mugdiga Ah Iyo Sooyaalka Madow Ee Jaasuusnimada.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: Raadadka Mugdiga Ah Iyo Sooyaalka Madow Ee Jaasuusnimada.

June 18, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada