Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Hogaanka Guud Ee Mujaahidiinta Al-Shabaab Oo Ka Hadlay Weerarkii Manda Bay Ee Kenya (KALIMAD+BAYAAN)
  • Allposts
  • Warar

Hogaanka Guud Ee Mujaahidiinta Al-Shabaab Oo Ka Hadlay Weerarkii Manda Bay Ee Kenya (KALIMAD+BAYAAN)

January 8, 2020

Mu’asasada Alkataa’ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa caawa baahisay bayaan kasoo baxay hogaanka sare ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo uu akhrinayo afhayeenka guud ee Xarakada, Sheekh Cali Maxamuud Raage, sidoo kalena ku turjuman Luuqadaha English-ka iyo Carabiga.

Sheekh Cali Dheere ayaa sheegay in 10-kii bisha Jumaadal Awal 1441H, ciidamo ka tirsan guutada Istish-haadiyiinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weerar ku qaadeen saldhig ay leeyihiin ciidamada Mareykanka oo ku yaalla deegaanka Maanda Beey ee gobolka Lamu, halkaasna ku dileen kuna dhaawaceen 17 askari oo Mareykan ah iyo 9 kamid ah ciidamada khaaska ee Kenya.

“Saldhiggan oo lagu magacaabo “Kaam Simba” ayaa ah xero militari oo ay leedahay dowladda saliibiga ah ee Mareykanka, waxaana ka howlgala boqolaal ciidamo Amerikaan ah. Waa taliska laga hago howlgallada saliibiga ah ee uu Mareykanku ka wado waqooyiga Kenya, waa goobta ay saliibiyiinta reer galbeedku kasoo abaabulaan howlgallada basaasnimo ee ka dhanka ah Muslimiinta bariga Afrika.” Ayuu yiri Sheekh Cali Dheere.

Qudus Lama Yahuudeynayo

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu sheegay inuu duullaankii lagu qaaday ciidamada Mareykanka ee Manda Bay qeyb ka ahaa olole dagaaleedka loogu magacdaray “Qudus Lama Yahuudeynayo” ee lagu beegsanayo Mareykanka maadama maamulka Mareykanka uu weli taageero hiil iyo tabantaabano la garab taagan yahay maamulka Yahuudda, una sharciyeeyey magaalada Qudus.

“Qadiyada Filistiin ma ahan qadiyad carbeed, ama mid ku kooban reer Filistiin oo kaliya, balse waa qadiyad khuseysa qof kasta oo Muslim ah, lana xiriirta Iimaanka qofkasta oo Mu’min ah. Masjidka Al-Aqsaa waa qibladii ugu horeysay ee Muslimiinta, waa goobta 3aad ee ugu kheyrka badan Islaamka, waana halkii loo dheelmiyey rasuulkeena –salallaahu caleyhi wasalam- duullaan kasta iyo cudwaan waliba oo lagu soo qaado Masjidkaas iyo Muslimiinta kunool dhulkaas barakeysan, wuxuu ka dhigan yahay duullaan lagu soo qaaday Ummadda Islaamka oo dhan” ayuu yiri Afhayeenka.

Wuxuu intaas ku daray: “Howlgalkan barakeysan ee lagu beegsaday ciidamada Mareykanka ee ku sugan deegaanka Maanda Beey, ayaa ah fariin gaashaanka u daruureysa, sheegashooyinka axmaqnimo ee Trump ee ah, in warcelinada ka dhalanaya taageerada Mareykanka ee Yahuuda ay ku koobnaan doonto keliya, dibadbaxyo iyo diidmo afka baarkii ah oo aan dhaafsiisneyn baraha bulshada.”

Al-kataa’ib ayaa soo xiganeysa madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump oo sheegaya in markii uu qaatay go’aankii uu ku sharciyeeyey Qudus una raray safaarada uu filanayey inay Muslimiintu kacdoomi doonaan, jawaab adagna bixin doonaan balse aysan waxbaba dhicin, taas oo uu la fajacay, balse xarakada Al-Shabaab ayaa ku goodisay in go’aankaas aanan jawaab la’aan looga gudbi doonin.

Dalabaatka Al-Shabaab

Xarakada Al-Shabaab ayaa sidoo kale dalabaat dhowr ah hor dhigtay dowlada Mareykanka haddii ay doonayaan inay ka bad-baadaan weerarada Mujaahidiinta, waxaana shuruudaha la hor dhigay kamid ah inay joojiyaan dhamaan taageerada iyo tababarrada ay siiyaan maamulka Yahuudda, joojiyaan duqeymaha wuxuushnimo ee ka dhanka ah dumarka iyo caruurta Muslimiinta, ciidankooda kala baxaan wadamada Muslimiinta, soo daayaan maxaabiista Muslimiinta ee sida xaq-darrada ah ugu xiran xabsiyadooda.

“Hadaba Haddii ay u hogaansami weyso [dowlada Mareykanka] dalabkaas aan kor kusoo xusnay, natiijadu ma noqon doonto keliya in dhiig horleh ciidankiina uga daato dhulalka Islaamka, balse waxaa halis gelin doona nolosha iyo masaalixda dhamaan dadka Ameerikaanka ah ee kunool daafaha dunida, si looga abaalmariyo dambiyada gurracan ee ay ku kaceen, annaguna idiinma dulmin balse idinka ayaa daalimiin ah” ayuu yiri sheikh cali dheere.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu sidoo kale digniin kulul u jeediyey shacabka Mareykanka, waxaana uu yiri: “Farriinteena ku wajahan shacabka Mareykanka waxay tahay: ku seexda kuna soo toosa in inta dowladdiinu ay sii waddo inay maamulka Yahuudda ku taageerto dulmigooda ka dhanka ah ehelkeena reer Filistiin ee Muslimka ah, ciidankiinuna duullaan ku joogaan waddamada Muslimiinta, aadan marnaba amni iyo ammaan ku heli doonin gudaha dalkiina, ama dibadiisaba intaba”

Hambalyada Hogaanka Al-Shabaab

Xarakada Al-Shabaab ayaa Mareykanka uga digtay inuu duqeymo aargoosi ah ku beegsado dadka shacabka ah ee aan waxba galabsan. “Markasta oo ay Mujaahidiintu weeraraan saldhigyada ciidamada Mareykanka, waxaa dhaqan u ah saliibiyiinta fuleyada ah inay ka aargoostaan dumarka iyo caruurta Muslimiinta, kuna beegsadaan duqeymo wuxuushnimo oo aan kalasooc lahayn. Balse ogaada fal waliba oo aad sameysaan wuxuu yeelan doonaa cawaaqib adag, maalin ayaadna guran doontaan ha dhawaato ama ha dheeraatee” ayuu yiri.

Hogaanka sare ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa ugu dambeyntii u hambalyeeyey halyeeyadii fuliyey weerarkii lagu qaaday saldhigga ciidamada Mareykanka ee Manda Bay ee dalka Kenya, iyagoo dhalinyarada Muslimiinta ah ugu baaqay inay ku daydaan geesiyaashaas, islamarkaana beegsadaan masaalixda Mareykanka.

“ Waa Thabaatkooda, dhiigooda iyo nafhurkooda waxa uu Allaah ku ciqaabay, saliibiyiinta Mareykanka ee kibirka badan, ku burburiyey saldhigooda, kuna dulleeyey ciidankooda. Waxaan ugu baaqeynaa guud ahaan dadka Muslimiinta, si gaar ah Mujaahidiinta bariga Afrika inay ku daydaan dhalinyaradaas halyeeyada ah, mudnaanta ugu horeysa ee howlgaladoodana ka dhigaan, beegsiga masaalixda Mareykanka” ayuu yiri Sheekh Cali Dheere.

Halkan Ka Dhageyso Kalimadda.  Halkan Ka Akhriso Bayaan Carabi Ah. Halkan Ka Akhriso Bayaan Engalish Ah.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Faahfaahin Laga Helayo Camaliyadda Istish-haadiyada Ee Muqdisho Ka Dhacday.
Next: Dil Iyo Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

Related Stories

Ciidanka Kenya Oo Toogasho Ku Dilay Qof Soomaali Ah.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka Kenya Oo Toogasho Ku Dilay Qof Soomaali Ah.

April 22, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.

April 22, 2026
Maamulka Gobolka Tigray Oo Jawaab Ka Bixiyay Go’aan Kasoo Baxay Jabhadda TPLF.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Gobolka Tigray Oo Jawaab Ka Bixiyay Go’aan Kasoo Baxay Jabhadda TPLF.

April 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada