Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Howlgal Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Maali {WARBIXIN}.
  • Allposts
  • Warar

Howlgal Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Maali {WARBIXIN}.

January 12, 2023

Waxaa sii xoogaysanaya halganka jihaadka ah ee ka socdo galbeedka qaaradda Africa ee ay hurinayaan garabka jamaacada Mujaahidiinta Nusratul islaam wal muslimiin ee dalka Mali, iyagoo markan fuliyay howlgal culus oo ka dhan ah maleeshiyaadka murtazaqada Ruushka ee Fagner iyo kuwa Maali.

Wararka ka imaanaya waddanka Maali ayaa sheegaya in howlgal culus oo kamiin ah lala beegsaday kolonyo ciidamo ah oo isugu jira xukuumadda Riddada ee Maali iyo maleeshiyaadka murtazaqada Ruushka ee duullaanka ka dhanka ah diinta islaamka u jooga galbeedka Africa.

Howlgalkan oo ku billowday qarax miino ayaa ka dhacay waddada dheer ee xiriirisa deegaannada kala ah Tineco iyo Masina oo kuyaal waddanka Maali, qaraxan ayaana gallaaftay nolasho askar badan oo ka tirsan ciidamada huwanta, wallow aan tirakoob rasmi ah laga helin.

Bayyaan kasoo baxay Mujaahidiinta JNIM oo ay faafisay Mu’asasada Al-zallaqah ayaa lagu xaqiijiyay in weerarkaasi uu si wanaagsan u haleelay kolonyada huwanta ah ee isugu jira ciidamada Maali iyo murtazaqada Fagner, ka dib qaraxyada waxay isku dayeen inay sii wataan socdaalkooda balse waxay Mujaahidiintu u diyaariyeen howlgal culus.

Bayyaanka Mujaahidiinta waxaa lagu sheegay in dhaqdhaqaaqa kolonyadan oo ay si wanaagsan Mujaahidiintu ula socdeen ayna u qorsheeyeen kammiin culus oo ku billowday illaa saddex qarax oo nooca miinada dhulka lagu aaso, qaraxyada iyo weerar jidgal ka ayaa ka dhacay meel aan ka fogayn halka qaraxii hore lagula eegtay huwantan oo ah jidka isku xira Kumara iyo Masina, qaraxyada oo ahaa kuwa dhaga jebis ah ayay na mar qura ku baraarugeen kolonyada cadowga ah, ka dibna waxaa xigay weerar toos ah oo lagu beegsanayay kuwii ka badbaaday qaraxyada miinooyinka.

Mujaahidiintu waxay sheegeen in najiijada howlgalkaas ee ay dul istaageen ay Allah fadligii noqotay maydadka 5 askari oo ay ka carareen calooshood u shaqaysteyasha Fagner iyo maydadka 7 kale oo murtadiinta Maali ah, halka tobannaan kalena ay ku dhaawacmeen.

Khasaaraha dhimasho ee ay Mujaahidiintu soo bandhigeen kuma jiro maydadka ay daabusheen maleeshiyaadka huwanta ah, balse waa inta ay goobta dagaalka kaga carareen, waxayna Mujaahidiintu weerarkan qaraxyada ku billowday kusoo furteen hub iyo saanad millatari.

Sawirro ay soo bandhigtay mu’assasada Al-zallaaqah ayaa muujinayay xaddiga uu leegyahay ghanaa’imta ay Mujaahidiintu kusoo furteen howlgalkan, waxaana hubka lasoo bandhigay ka mid ahaa 2 gaari oo nooca ciidanka ah oo mid ka mid ah uu ku xirnaa qoryaha culus ee loo yaqaan Shilkaha, 2 qori PKM ah iyo 4 qori oo AK47 ah. iyo hub iyo saanad kale oo millatari.

Gabagabada bayyaanka kasoo baxay Mujaahidiinta Nusratul islaam wal muslimiin waxaa lagu sheegay in weerarka jidgalka ah ay ku shahiideen 5 walaal oo Mujaahidiin ah.

Waa khasaarihii ugu badnaa abid ee murtazaqada Ruushka ee ku duulay Maali lagu gaarsiiyo howlgallada jihaadiga ah ee ka dhanka ah huwanta duullaanka ashahaada la dirinimo ka wada waddanka Maali.

Hoos Ka Daawo Ghaniimada Dagaalka.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -19-06-1444 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -19-06-1444 Hijri

Related Stories

Wararkii Ugu Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Trump Oo Sheegay In Uu Kordhiyay Xabbad-joojinta.
  • Allposts
  • Warar

Wararkii Ugu Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Trump Oo Sheegay In Uu Kordhiyay Xabbad-joojinta.

April 22, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-11-1447-Hijri.

April 22, 2026
Askar Ka Tirsan Maleeshiyadii Uu Gurguurte Ku Qabsaday Baydhaba Oo La Dilay.
  • Allposts
  • Warar

Askar Ka Tirsan Maleeshiyadii Uu Gurguurte Ku Qabsaday Baydhaba Oo La Dilay.

April 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada