Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Howlgallo Qorsheysan Oo Ka Kala Dhacay Jalalaqsi Iyo Buuloburte.
  • Allposts
  • Warar

Howlgallo Qorsheysan Oo Ka Kala Dhacay Jalalaqsi Iyo Buuloburte.

January 14, 2023

Howlgallo lasoo agaasimay ayay Mujaahidiintu ku weerareen saldhigyo iyo fariisimo ay maleeshiyaadka murtadiinta kaga suganyihiin degmooyinka Jalalaqsi iyo Buulo-burte oo wada dhaca bariga wilaayada Hiiraan.

Howlgallada oo ahaa kuwa isxig-xigay waxay Mujaahidiintu maanta ka fuliyeen fariisimo iyo saldhigyo ku kala yaal degmooyinka Jalalaqsi iyo Buulo-burte, Qoraal kooban oo kasoo baxay taliska ciidamada Mujaahidiinta oo uu ku saxiixnaa Afhayeenka ciidanka Sh/cabdicasiis Abuu Muscab ayaa si kooban looga hadlay howlgaladdii maanta dhacay.

“Ciidamada Mujaahidiinta waxay maanta duhurkii hawlgallo qorsheysan ka fuliyeen magaalooyinka Buulaburde iyo Jalalaqsi ee Wilaayada Hiiraan. Hawlgallada ayaa waxaa lala beegsaday saldhigyo iyo fariisimo ciidan oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaatka ridada ah ee ku sugan magaalooyinkaas. Waxaa jira khsaare dhimasho iyo dhaawac soo gaaray cadowga Allaah, waxayna howlgaladan qeyb ka yihiin camaliyaatka Mujaahidiinta ee lagu beegsanayo cadowga ashahaada la dirirka ah ee dagaalka kula jira shareecada Islaamka”. ayaa lagu yiri qoraalkan oo uu ku saxiixnaa Sheukh Cabdicasiis Abuu Muscab.

La Soco Wixii Soo Kordha.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -21-06-1444 Hijri
Next: Dhagayso Dardaaranka Mid Ka Mid Ah Raggii Fuliyay Howlgalladii Maxaas.

Related Stories

Khasaaraha Weerarkii Duleedka Buulo-mareer Oo Kordhay Iyo Saraakiil Lagu Qarxiyay Bardaale.
  • Allposts
  • Warar

Khasaaraha Weerarkii Duleedka Buulo-mareer Oo Kordhay Iyo Saraakiil Lagu Qarxiyay Bardaale.

June 15, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 29-12-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 29-12-1447-Hijri.

June 15, 2026
Maamullada Axmed Madoobe Iyo Qoorqoor Oo Eedayn Kulul U Jeediyay Kooxda Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Maamullada Axmed Madoobe Iyo Qoorqoor Oo Eedayn Kulul U Jeediyay Kooxda Gurguurte.

June 15, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada