Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Hubka Aan Kugu Rido Haddu Qarxi Waayo iisoo Celi. Waa Sheeko Yaab Leh!
  • Allposts
  • Warar

Hubka Aan Kugu Rido Haddu Qarxi Waayo iisoo Celi. Waa Sheeko Yaab Leh!

December 1, 2025

Adduunyadan dulmigu hareeyay inta aad joogto wax walba waad maqli, sheekadani haddii ay markii hore khayaali kula ahayd ama wax aan dhici karin hadda ayay taagantahay.

Madaxwaynaha kibray ee dalka Maraykanka Donal Trump ayaa si rasmi ah dowladda Lubnaan uga dalbay in ay soo celiso gantaal dhawaan Yahuuddu ay ku duqaysay caasimadda dalkaasi ee Bayruut, gantaalkaas oo ahaa gantaal qaali ah, siro badanna ay ku duuganyihiin oo Maraykanku uu soo siiyay Yahuudda.

Gantaalkan oo magaciisa la yiraahdo GBU 39, waxa lagu farsameeyay dalka Maraykanka waana gantaal halis ah oo sirtiisa uu maraykanku aad u ilaaliyo, wuxuna ka mid yahay gantaalihii lagu burburiyay inta badan sarihii dhaadheeraa ee marinka Qazza, waxana loogu talo galay in uu difaacyada adag uu si fudud ku dalooliyo, qarax daranna uu sameeyo, sifooyinkiisa waxa ka mid ah in barta loogu talo galay aanu dhinacna  uga leexan, oo waxa ku xiran maskax lagu rakibay gudihiisa.

Allaah SW wuxu qadaray in gantaalkii noocaas ahaa ee sirtiisa la ilaalinayay oo maalmo ka hor lagu duqeeyay caasimadda dalka Lubnaan uu qarxi waayo, waxana adeegsaday Yahuudda oo ah cidda kaliya ee Maraykanku uu ku aamino sirtiisa,  waxa la helay gantaalkii oo sidiisii ah, waxa gacanta ku dhigay xukuumadda Lubnaan oo ah dulmanihii lagu duqeeyay.

Intaa kadib waxa warwar iyo walaac uu soo foodsaaray Maraykanka iyo Yahuudda oo ka cabsi qaba in sirta gantaalkan ay gacanta ku dhigaan dowlado kale oo isaga tartan kula jira isla markaana isagoo kale ay soo farsamaystaan sida Shiinaha iyo Ruushka .

Kadib arrintii waxa soo faro galiyay Madaxwaynaha Maraykanka Donal Trump oo ahaa ninka hubkan halista badan usoo dhiibay Yahuudda, wuxuna si rasmi ah ula xiriiray dowladda lubnaan isagoo ku amray in ay soo celiyaan gantaalka lagu duqeeyay caasimaddooda ee qarxi waayay.

Sheekaba sheekay keentaaye, Sheekhadani waxay isoo xasuusisay sheeko hore oo Xamar aan ka maqli jiray, sheekadaas oo ahayd in mooryaantu marka qof shacab ah ay dilaan ee maydkiisa loo doonto ay dadka maydka iska leh ku xujayn jireen  in ay bixiyaan qiimaha rasaastii lagu dilay, waa qof ku dilay oo dulmi kugu dilay oo hadana bahdilaad kuugu sii daray, laakiin waxan ognahay inkaartii iyo musiibadii ku dhacday mooryaantii Xamar iyo halka ay ku dambeeyeen, Allaah SW waxan ka rajaynaynaa in Maraykanka iyo Yahuuddana musiibo uu ku rido.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-06-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -10-06-1447 Hijri.

Related Stories

Daawo Qaybta 27-aad Gurmadka Mujaahidiintu Gaarsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 27-aad Gurmadka Mujaahidiintu Gaarsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen.

June 11, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1447-Hijri

June 11, 2026
Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.

June 11, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada