Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Imaarada Islaamiga Afghanistan Oo Dhulka Soo Dhigtay Diyaarad Ay Leedahay NATO.
  • Allposts
  • Warar

Imaarada Islaamiga Afghanistan Oo Dhulka Soo Dhigtay Diyaarad Ay Leedahay NATO.

September 2, 2018

Wararka ka imaanayo wadanka afghanistan ayaa sheegaya in diyaarad Helicopter ah oo isbaheysiga NATO ay lahaayeen ay ku burburtay qeybo kamid ah wilaayada Balakh ee dhacda woqooyiga dalka Afghanistaan, halkaasna ay ku dhinteen kuna dhaawacmeen askar isugu jirtay American iyo kuwa dowladda.

Diyaarada oo nooceeda lagu Sheegay MI14 ayaa soo dhacday daqiiqado yar kadib markii ay ka duushay saldhig military oo ciidamada NATO ay kuleeyihin wilaayada Balakh, waxaana lagusoo waramayaa inay kusii socotay dhanka gobolka Faryab oo isna dhaca isla woqooyiga dalka afgaanistaan.

Warar hordhac ah oo la helay ayaa sheegaya in diyaarada ay saarnaayeen ilaa 10 askari oo isugu jira 2 Pilot oo Ajnabi ah, kana tirsan ciidanka NATO, 4 kamid ah ciidanka Military xukuumada afgaanistaan iyo 4 kale oo katirsana ciidanka police-ka xukuumada uu hagaamiyo Ashraf Ghaani.

Inta la xaqiijiyey 1 Pilot oo Ajnabi ah iyo 4 askari oo afgaaniyiin ah ayaa ku dhintay shilkan diyaaadeed oo dhacay manta barqadii, waxaana lagusoo waramayaa in diyaarada gabi ahaanba ay burburtay oo aysan lahayn raja danbe.

Afhayeenka ciidanka xukuumada Afgaanistaan ayaa xaqiijiyey in diyaarada ciidan oo uu leeyahay isbaheysiga NATO inay kusoo dhacday dhulka buuraley ah oo kuyaala meel ku dhow isa saarka gobolada Faryaab iyo Balakha oo wada dhaca woqoyiga dalka afganistan, waxa uuna qiray dhimashada Pilot ajnabiga ah iyo 2 askari oo militaryga xukuumada afgaansitaan katirsan iyo dhaawaca 3 kale.

Wuxuu  sheegay in diyaarada ay usoo dhacday cilad farsamo, aysana jirin wax rasaas ah oo ay la kulantay kahor inta aysan soo dhicin, isagoona inta ku daray in diyaarada uu dab xoogan ka kacay kadib markii ay garoonka ka duushay, kaas oo sababay burburkeeda.

Imaarada islaamiga ah ee afgaanistaan oo iyana war kasoo saartay burburka diyaarada cadawga ayaa sheegtay in diyaarada ay kusoo dhacday gobolka Balakh, dhamaan dadkii saarnaana aysan jirin wax ka badbaaday oo ay goobta ku dhigteen, waxa ayna baahisay sawiro lagasoo qaaday burburka diyaarada, taas oo cadeyneysa sax ahaanshaha warka ay soo saartay.

Taliban waxay sheegtay in ciidankeeda ay soo rideen diyaaradda iyo in cilad farsamo darted ay usoo dhacday, kaliyana waxa ay xaqiijisay burburka diyaarad helicopter ah oo saliibiyiinta afgaanistaan duulaanka kujooga ay leeyihiin iyo dhimashada dhamaan dadki diyaarada saarna.

Ma ahan marki ugu horeysay oo diyaarad sidan ah ay ku burburto gudaha dalka afgaanistaan, bil kastaana gudaha wadankaas waxaa lagasoo diiwaan galiyaa burburka 2 ilaa 5 kamid ah diyaaradaha dagaalka cadawga ee isugu jira kuwa ciidanka daabula, kuwa wax basaasa iyo kuwa dagaalka intaba.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Sarkaal Iyo Askari Lagu Dilay Suuqa Bakaaraha.
Next: Weerar Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Degmada Diinsoor.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada