Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Imaarada Islaamiga Afghanistan Oo Ka Hadashay Dilka Sheekh Samiicul Xaq.
  • Allposts
  • Warar

Imaarada Islaamiga Afghanistan Oo Ka Hadashay Dilka Sheekh Samiicul Xaq.

November 4, 2018

Imaarada Islaamiga ah ee Afghanistan, oo war kasoo saartay dilka Sheekh Mowlaanaa Samiicul Ah Oo Saacadihii lasoo dhaafay lagu dilay gudaha dalka Pakistan ayaa uga tacziyeysay Umada Musliminta ah iyo Eheladiisa, waxa ayna tilmaanta in cadawga islaamka ay ka dabneeyaan dilkiisa, kuwaas oo u dul qaadan waayey Kalimada Xaqa ah ee ka hor sheegayo Umada, sidoo kalena dhibsaday baraaruga uu ku dhex faafinayo dhali yarada Musliminta ah.

Waxa ay tir dilka Sheikh Samicul Xaq oo ahaa nin ad adag, xaqana u hiilin jiray,  wuxuu khasaare weyn ku yahay dhamaan umada Musliminta ah ee caalamka ku dhaqan, gaar ahaana musliminta Pakistan, sida darted, waxaan u tacziyeyneyna dhaman qoyskiisa, Xizbiga Culimada Islamka Pakistan, dhamaan Xalaqaadka lagu barto diinta iyo Umada musliminta ah oo idil, Alaahna waxaan weydiisaneyna inuu geeyo Janaadkiisa mida ugu sareyso ee firdows, sabarna uu ugu deeqo ehaladii uu ka tagay iyo qof kasta oo ku tacaluqay faafintii uu faafinayey diinta islaamka.

Sheikha ayay sheegtay in dhamaan cumrigiisa uu kusoo qaatay Faafinta diinta Islamka, ilaa ugu danbeyn uu ku shahiiday gacanta kuwa dhagar qabayaal ah, allaha ka aqbale shahaadadiisa.

Imaarada Islaamiga ah ayaa tiri, shacabka reer Afghanistan, marna ilaabi doono howlihi wanaagsanaa ee uu Sheikha uu u qabtay Qadiyada Afghanistan iyo sidii uu ugu Nusreeyey markii ay wadankan kusoo duuleen Midowgi Soviet, iyo Salibiyinta hada jooga ee mareykanku hor boodayo intaba.

Ugu danbeyn qoraalkeeda ayay imaaradu ku sheegtay in wax shaki ah uusan ku jirin in Dilka Sheikh Samicul Xaq ay ka danbeyaan Cadawga Islamka, shaatigey doonaan ha wataane, kuwaas oo ay dhibeyso Shakhsiyada Adag ee sidan ah, taas oo bixineysa duruus ku aadan Baraaguga Islaamiga ah ee umada, waxa ayna Allah weydiisatay inuu fadeexeeyo oo uu ka aar goosto dadkii dilay Sheikhan 80 sano jirka ah.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Akhriso Faahfaahin Laga Helayo Qaraxyo Lala Beegsaday Askar American Ay Ku Jiraan.
Next: Brent Taylor Oo Lagu Dilay Weerar Qorsheysan.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -03-Muxarram-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -03-Muxarram-1447-Hijri

June 18, 2026
Cirro Oo Ka Hadlay Saldhigga Yahuudda Ee Somaliland Iyo Duulimaadyo Isku Xiraya Hargeysa & Talaabiib.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Ka Hadlay Saldhigga Yahuudda Ee Somaliland Iyo Duulimaadyo Isku Xiraya Hargeysa & Talaabiib.

June 18, 2026
Dhagayso Andalus Podcast: Raadadka Mugdiga Ah Iyo Sooyaalka Madow Ee Jaasuusnimada.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: Raadadka Mugdiga Ah Iyo Sooyaalka Madow Ee Jaasuusnimada.

June 18, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada