Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Imaarada Islaamiga Afghanistan Oo La Wareegtay Shan Magaalo.
  • Allposts
  • Warar

Imaarada Islaamiga Afghanistan Oo La Wareegtay Shan Magaalo.

September 29, 2019

Ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa Dagaallo Culus kadib si buuxda ula wareegay 48-saac ee lasoo dhaafay ilaa iyo Shan Degmo oo ka kala tirsan Wilaayaatka Takhar, Jowzjaan, Badkhashan, Faryab iyo Samnajan oo ku kala yaala Waqooyga Iyo Galbeedka Dalka Afghanistan.

Degmada ugu horeysay ee Dagaalka ay kula wareegeen Ciidamada Mujaahidiinta ayaa ah Degmada Khawajah Gaar oo ka tirsan Wilaayada Takhar ee dhacda Waqooy Bari Dalka Afghanistan.

Degmada Labaad ayaa ah Degmada Baharik oo ka tirsan Wilaayada Badkhashan oo iyaduna dhacda Waqooy Bari dalka Afghanistan.

Degmada Saddex-aad ee Ciidamada Mujaahidiinta ay la wareegeen waa Degmada Darzab oo ka tirsan Wilaayada Jowzjan oo ah Wilaayo dhacda Waqooyga Dalka Afghanistan, Waxeyna Ciidamada Mujaahidiinta dagaalkii ka dhacay degmadaan ku dileen 17 askari oo ay ku jiraan Saraakiil sar sare oo ka tirsan maamulka Xukuumadda Kaabul, Sidoo kale waxaa Ciidamada Mujaahidiinta imaarada Isaamiga Afghanistan isku soo dhiibay 20 askari oo hubkooda wata kuwaasi oo qeyb ka ahaa Maleeshiyaatkii ku sugnaay degmadaasi.

Magaalada Afaraad ee Ciidamada Mujaahidiinta ay dagaalka kula wareegeen waa degmada Qarmaqal oo ka tirsan Wilaayada Faryab ee Galbeedka Dalka Afghanistan, waxeyna Ciidamada Mujaahidiinta dagaalkan ku Ganiimeysteen oo gacanta ku dhigeen Lix Gaari iyo keydkii Hubka ee Magaaladaasi.

Degmada Shanaad ee Ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ay dagaalka culus kula wareegeen waa Magaalada Darah Sowf oo ka tirsan Wilaayada Samnajan oo dhacda Waqooyga Dalka Afghanistan, Waxeyna Ciidamada Mujaahidiinta intuu uu socday Dagaalka ay degmadan kula wareegeen nolasha ku qabteen 20 askari oo ka tirsan Maleeshiyaatka Ridada Kaabul.

La wareegidda Ciidamada Mujaahidiinta ay la wareegeen gacan ku heynta Shantan Degmo ayaa kusoo aadeysa Xilli Bishii Lasoo dhaafay Ciidamada Mujaahidiinta ay si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta Ku dhawaad Toban Magaalo oo ka tirsan Dalka Afghanistan.

Dhanka Kale Labadii Maalin ee u dambeysay waxaa goobo fara ku tiris ah oo ka tirsan dalka Afghanistan ka socday Doorasha Gaaleed oo Madaxweyne cusub loogu sameynayo Xukuumadda Ridada Kaabul, iyadoo Ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ay qaar ka mid ah goobahaasi la beegsadeen Weeraro gaaraya 314 weerar waxeyna ku dileen 252 askari oo isugu jirta Boolis iyo Milatari ka tirsan Maleeshiyaatka Maamulka Ridada Kaabul.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qarax Ka Dhacay Degmada Buulo Burte.
Next: Duqeyn Xoogan Oo Lala Beegsaday Saldhiga Awdheele.

Related Stories

IIraan Oo Sheegtay Inaysan Suuragal Ahayn In Dib Loo Furo Marin_biyoodka Hurmuz.
  • Allposts
  • Warar

IIraan Oo Sheegtay Inaysan Suuragal Ahayn In Dib Loo Furo Marin_biyoodka Hurmuz.

April 23, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 06-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 06-11-1447-Hijri.

April 23, 2026
Shariif Sheekh Axmed Oo Si Adag U Diiday Doorasho Hal Dhinac Ah Oo Uu Qabsado Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Shariif Sheekh Axmed Oo Si Adag U Diiday Doorasho Hal Dhinac Ah Oo Uu Qabsado Gurguurte.

April 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada