Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Inka Badan 130 Ruux Tanzaniyan Ah Oo Geeriyooday.
  • Allposts
  • Warar

Inka Badan 130 Ruux Tanzaniyan Ah Oo Geeriyooday.

September 22, 2018

Wadanka Tanzania oo kamid ah wadamada dhaca Bariga Qaaradda Africa ayaa wararka  ka imaanaya waxey sheegayaan in ugu yaraan 136 qof ay geeriyoodeen, tiro intaas ka badanna la la’yahay kadib markii doon ay saarnaayeen ay kula rogmatay Buxeyrada victoria oo qeyb ka ah wadanka Tanzania.

Doonida Rogmatay ayay wararku sheegayaan inay siday inka badan 300 oo qof, ilaa hadana waxaa la xaqiijiyey dhimashada 136 qof, iyo 37 qof oo lasoo badbaadiyey, waxaana lala’yahay dadkii saarnaa intooda kale oo loo badaniyo inay biyaha ku garqameen.

Dhacdada ayaa ka dhacday meel ku dhow Jazeerada Owkeerwi oo ku taala gudaha Buxeyrada Victoria oo lagu sheego inay tahay Buxeyrada labaad ee ugu weyn caalamka, sidoo kalena ah halka uu kasoo burqado Wabiga Nile ee isaga kala goosha wadamada Ethiopia, Sudan iyo Masar.

Warbaahinta gudaha dalka Tanzania ayaa ka dhawaajisay in doonida loogu tala galay inay qaado ugu badnaan 100 qof, balse taas badalkeeda ganacsatadii iska laheyd ay ku qaadeen xamuul dhaafsiisan xadkeeda oo gaaraya inta u dhexeeyso 300 ilaa 400 qof, taas oo keentay inay Biyaha gudahooda ku quusto kadib markii culeyska uu dhinac u batay.

Wariye ku sugan mandiqada Mawanza oo dadka doonta saarna badankood ay kasoo jeedeen ayaa sheegay in boqolaal qoys ay ku sugan yihiin xeebta Buxeyrada Victoria iyagoo sugaya khabarka uga imaan doono dadkii ehaladooda ahaa ee doonta saarnaa kuwaas oo maalinkii 3-aad ay gashay maqnaanshahooda.

Madaxweynaha Dalkana Tanzania John Magufuli ayaa amar ku bixiyey in lasoo xirxiro dhamaan ganacsatadii iska laheyd doonida rogmatay iyo masuuliyiintii dowlada ee ka gaabiyey waajibkooda ku aadan ilaalinta xeebaha wadanka ee doonta ku fasaxay in waxaas oo dad ah la saaro, isagoona ku dhawaqay Afar Maalmood oo uu ku sheegay baroor diiq qaran.

Ciidanka Police-ka iyo gudiga loo xilsaaray kiiskan ayaa shaaciyey inay gacanta kusoo dhigeen wadihii doonta oo xilliga ay rogmaneysay ka maqnaa, siyaasiyiinta mucaaradkana waxay dowlada ku eedeeyeen inay ka gaabisay gurmadki loo fidin lahaa dadka ay masiibado ku habsatay, howlaha gurmadkana ay si aad ah ugasoo daaheen waqtigii loo baahnaa.

Taliyaha ciidanka Police-ka Mandiqada Muwanza ee dhacda xeebaha koofureed ee Buxeyrada ayaa sheegay in ilaa iyo hada aan la garan Karin tirada dadka rasmiga ah ee doonta saarnaa, lana qiyaasayo inay ka badnaayeen 300 oo qof, kaliyana lasoo badbaadiyey 37 qof, taas oo kadhigan in dadka dhintay ay ka badan yihiin 270 kale.

Dhacdooyinka noocaan ah ayaa kusoo noqnoqday wadanka Tanzania, waxaana la xasuustaa in sanadki 1996 ay ku qalibantay isla buxeyrada Victoria dooni siday, dad gaaraya 894 qof, kuwaas oo dhamaantood biyaha ku dhintay, halka sanadkai 2011-kii ay xeebaha magaalada Zinzibaar ku qalibantay doon kale oo siday dad gaaraya 200 qof, kuwaas oo iyana biyaha badda ku garqamay, dhacdadii ugu danbeysana waxa ay aheyd sanadkii 2012-kii oo doon kale ay ku qalibantay xeebta magaalada Zinzibaar, halkaas oo ay ku dhinteen dad gaaraya 145 qof.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Gudaha U Galay Degmada Qoryooley.
Next: Askari Lagu Dilay Degmada Hodan.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -13-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -13-11-1447-Hijri

April 29, 2026
Isku Socodka Soomaalida Ee Nairobi Iyo Gaarisa Oo Joogsaday Iyo Ganacsiyo La Boobay.
  • Allposts
  • Warar

Isku Socodka Soomaalida Ee Nairobi Iyo Gaarisa Oo Joogsaday Iyo Ganacsiyo La Boobay.

April 29, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -12-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -12-11-1447 Hijri.

April 29, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada