Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Inka Badan Boqol Ruux Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Nairobi.
  • Allposts
  • Warar

Inka Badan Boqol Ruux Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Nairobi.

June 28, 2018

Wararka laga helayo wadanka Kenya ayaa tibaaxaya in dab xooggan oo kakacay suuq ku yaala magaalada Nairobi ay ku dhinteen tobaneeyo qof, sidoo kale ay ku dhaawacmeen dad kor u dhaafaya 70 qof.

Dabka oo ahaa mid xooggan ayaa xalay Saqdii dhexe ka kacay suuqa Gikomba oo kamid ah suuqyada ugu mashquulka badan wadanka Kenya kuna yaala magaalada caasimada ah ee Nairobi.
Inta la xaqiijiyey 20 qof ayaa ku geeriyooday dabkan in kabadan 100 kalena waxaa kasoo gaaray dhaawacyo kuwaas oo qaarkood la sheegaayo in heerka gubashadooda uu yhay mid culus uuna gaarsiisanyahay darajada 3aad sida ay dhakhaatiirtu ku waramayaan.
Inta badan dadka ay dhaawacyadu soo gaareen ayaa la dhigay Isbitalka Kenyatta ee ku yaala magaalada Nairobi ahna isbitalka ugu weyn dalka Kenya halkaas oo xaaladooda lagula tacaalayo.
Dhakhaatiirta ka howlgalaya isbitallada caafimaad ee la dhigay dhaawacyada ayaa sheegaya inay suurta gal tahay in tirada dhimashada ay sare usii kacdo saacadaha soo socda sababo ku aaddan dhaawacyada qaar oo xaaladooda ay aad u liidato.
Saraakiil u hadlay police-ka Kenya ayaa sheegay in badanaa dadka dhintay iyo kuwa dhaawacyada qaba ay yihiin ganacsatadii halkaas kulahaa dukaamada dabkuna oo qabsaday xilli ay isku dayayeen inay hantidooda kalasoo baxaan suuqa gubanaya.
Kooxaha gurmadka Degdega ah ee loo yaqaan Dabdamiska ayaa sheegay in dabku uu ahaa mid aad ufaafaya ayna u dhawwaan waayeen goobaha uu sida aadka ah kaga holcayey, balse ay saaka aroorti saacadu markii ay ahayd 4:40 daqiiqo ay ku guuleysteen in ay damiyaan, walina ay kuguda jiraan baaritaanno ay baadi goobayaan hadii ay jiraan dad meydad ah oo burburka ku hoos jira.
Dhismayaasha basbeelay ee dabku sida daran uu uhalakeeyay ayaa lagusoo waramayaa inay gaarayaan 17 goob oo kala duwan oo ay ku baaba’day dhammaan wixii hanti ahaa ee halkaa yiilay, oo lagu qiyaasayo inay gaareyso lacago dhowr milyan oo dollar ah.
Gubashada Suuqa Gikomba ayaa ah mid soo noqnoqtay, waxaana la sheegaya in tiro dhowr jeer ah uu dab kakacay.
Sanadii 2012 ayuu suuqani gubtay 1 jeer, sanadkii 2014kana waxa uu gubtay tiro laba jeer ah, sanadkii 2015kana waxa uu gubtay laba jeer, sanadkii 2017kana waxa uu gubtay laba jeer oo kale, sanadkan 2018kana markaan ayaa kow u ah.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Muqaawamada Falistiiniyiinta Oo Gantaalo Ku Garaacay Dhulka Yahuuda Xooga Lagu Dajiyay.
Next: Askar Lagu Dilay Gobalka Shabeelada Hoose.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada