Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Jabhadda Oromada Oo Weerar Saraakiil Lagu Dilay Ka Fulisay Magaalo U Dhow Addis-ababa.
  • Allposts
  • Warar

Jabhadda Oromada Oo Weerar Saraakiil Lagu Dilay Ka Fulisay Magaalo U Dhow Addis-ababa.

February 18, 2025

Jabhadda Xoraynta Oromada ee magaceeda loosoo gaabiyo OLA, ayaa lagu soo waramayaa inay weerar geystay khasaare xooggan ay ku qaadeen magaallada Sululta oo 25 u jirta caasimadda Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

Ilo-wareedyo ayaa sheegaya in weerarkani uu dhacay Arbacadii lasoo dhaafay, waxaanu kusoo aaday xilli lagu jiray qaban-qaabada shir-madaxeedka 38-aad ee midowga Afrika oo sabtidii ka furmay magaallada Addis-ababa.

Wararka ayaa intaas ku daraya in mas’uul magaciisa lagu sheegay Abebe Worku, kaasi oo lala dilay rag ka tirsan ilaaladiisa iyo weliba saraakiil kale, inkastoo tiradooda ilaa hadda aan si rasmiya loo xaqiijin.

Kooxda OLA ayaa war ay ku baahiyeen baraha bulshada ku sheegtay in iyagu ay fuliyeen weerarkan ka dhacay Sululta, kuna dileen mas’uul sare oo xisbiga barwaaqa-sooranka ee Abiy Axmed ugu magacawnaa degmadaasi, iyo taliyihii nabad-sugidda ee degmada iyo weliba xubno kale oo la socday.

Sidoo kale Jabhadda OLA waxay ku sheegtay bayaankan ay soo saartay, in ay gacanta ku dhigeen maxaabiis dagaal oo ay ku jiraan dhawr xubnood oo ka tirsan ciidamada ammaanka ee maamulka degmadaasi.

Jabhadda Xoraynta Oromada ayaa sidoo kale warsaxaafadeedkoodan ku shaaciyey inay weerar rogaal-celis ah ku qaadeen deegaanka Arsii ee gobolka Oromada isla markii uu dhacay weerarka Sululta.

Dowladda Saliibiyada ee Xabashida Itoobiya ayay wararku tibaaxayaan in ay qiratay in dad ka tirsan maamulkeedu ay fududeeyeen dhaqdhaqaaqyada ciidan ee gobolka ay ka fuliyeen Jabhadda OLA.

Ilaa hadda ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay dowladda federaalka ee Xabashida Itoobiya iyo weliba maamulka gobolka Oromada oo ku aaddan weerarkan magaallada Sululta iyo dhacdooyin kale oo dhawaan ka dhacay gobolkaasi.

Jabhadda OLA ayaa si weyn uga hawl-gasha inta badan gobolka Oromada waxaana lala xiriirinayaa kumanaan shacab ah oo ka tirsan qowmiyadda Axmaarada oo lagu laayay dhulka miyiga ah, iyadoo sidoo kale la sheegay in kooxdu ay ku lug leedahay afduubyo baahsan oo soo noqnoqday, oo inta badan laga qaato madax-furasho.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -19-08-1446-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -19-08-1446 Hijri.

Related Stories

Kenya Oo Nairobi Kasoo Tarxiishay Wasiir Katirsan Kooxda Gurguurte Oo Boorsooyin Lacag Ah Watay.
  • Allposts
  • Warar

Kenya Oo Nairobi Kasoo Tarxiishay Wasiir Katirsan Kooxda Gurguurte Oo Boorsooyin Lacag Ah Watay.

July 28, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 14-02-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 14-02-1448-Hijri.

July 28, 2026
Weerar Askar Looga Dilay Maleeshiyada Axmed Madoobe Oo Ka Dhacay Jubbada Hoose.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Askar Looga Dilay Maleeshiyada Axmed Madoobe Oo Ka Dhacay Jubbada Hoose.

July 28, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada