Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Jawaasiis Lagu Dilay Fagaaro Ku Yaala Wilaayada Shabeelada Hoose.
  • Allposts
  • Warar

Jawaasiis Lagu Dilay Fagaaro Ku Yaala Wilaayada Shabeelada Hoose.

January 12, 2020

Xukunkan oo ay usoo daawasho tageen dad weyne badan ayaa wuxuu ka dhacay fagaare weyn oo ku yaalla degmada Sablaale oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose.

Muxaadaro kooban oo dadka loo jeediyay kadib, waxaa fagaaraha la keenay Afar xubnood oo eedeysanayaal ah, intaasi kadibna qaadiga Maxkamadda Islaamiga ah ayaa faahfaahin ka bixiyay raggan.

Ugu horreyn wuxuu sheegay in afartoodaba ay ka tirsanaayeen dowladda Federalka ah waxaana ugu horreeyay 23 jir lagu magacaabo Ayuub Xassan Buraale oo ka tirsanaa maamulka Ashahaado la dirirka Koofur Galbeed ugu magacaaban Kurtun waarreey.

Mar wax laga weydiiyay eeddan ayuu Maxkamadda horteeda ka qirtay isagoo sheegay in uu maalin u tagay nin Xildhibaan ah oo ay isgaranayeen kana dalbaday xil, kadibna loo gudbiyay Wasiir ka tirsan maamulka Koofur Galbeed, kaasoo u magacaabay dhirta iyo daaqa Kurtun waarreey.

Maacaabis kadib wuxuu sheegay inuu safar u aaday degaanka Golweyn balse meel dhexe lagu qabtay.

Ninka labaad ee uu qaadigu ka waramay wuxuu ahaa Xassan Cusmaan Cali (Abayle) oo 40 sano jir ahaa, laguna eedeeyay in uu ka tirsanaa ciidanka maamulka Baraawe bulshadana aad ugu dhibi jiray Koontaroolka.

Sida uu qaadigu sheegay, Xassan Cusmaan ayaa maxkamadda ka hor qirtay eeddan, wuxuuna sheegay inuu muddo sadax sano iyo bar ah kamid ahaa askarta maamulka Baraawe, kadibna uu aaday Afgooye si uu beer ugu tacbado, hase ahaatee, maalin ay is arkeen nin ay horey isku yaqaaneen oo ka tirsan DF, lagana dalbaday inuu sirdoon ahaan ula shaqeeyo soona gudbiyo haddey rag ka tirsan Al-Shabaab soo ag-maraan beertiisa, laakin isagoo shaqadaasi ku jira gacanta lagu soo dhigay.

Intaasi kadib, wuxuu qaadigu faahfaahin ka bixiyay eedeysanaha sadaxaad oo lagu magacaabayay Xassan Faarax Maxamad (Gambiye) da’diisuna 40 ahayd, kaasoo lagu eedeeyay inuu kamid yahay ciidamada DF.

Ninkan ayaa maxkamadda ka hor qirtay inuu ka tirsan yahay ciidanka Dowladda Ridada Federaalka, lana shaqeynayay muddo 7 bilood ah, kadibna la qabtay isagoo ku jira safar uu ku aadayay degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan.

Sidoo kale eedeysanaha afaraad ayuu qaadigu tafaasiil ka bixiyay, waxaana uu magaciisu ahaa Xuseyn Xassan Geelle oo 30 sano jir ahaa iyadoo lagu eedeeyay inuu ka tirsan yahahy ciidanka Dowladda Ridada Federaalka.

Qaadiga ayaa xusay in markii jawaab laga dalbay ninkan uu sheegay inuu muddo Afar bilood ah kamid ahaa ciidamada dowladda, kadibna uu yimid tuulo u dhow degaanka Dacaaraha lana soo qabtay.

Kadib markii ay Maxkamaddu dhageysatay waxa lagu soo eedeeyay afartooda iyo jawaabahooda oo qiraal ahaa una bandhigtay shareecada islaamka, sida uu qaadigu fagaaraha ka sheegay waxay ku xukuntay Xukun dil ah iyadoo lasoo bandhigay maraajicda loo cuskaday ahaa labo xadiith oo ka sugan Nabiga Sallalaahu Caleyhi Wasallam.

Afartoodaba fagaaraha ayaa lagu toogtay, dadkuna waxay ku dhawaaqayeen takbiirta. Xarakada Al-Shabaab ayaa lagu tilmaamaa iney leedahay Garsoor hufan waxaana dhowr jeer sidaasi warbaahinada ka sheegay Madax iyo Xildhibaano ka tirsan Dowladda.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Faahfaahin Laga Helayo Dilka Taliyihii Nabad Sugidda Degmada Qoryooley.
Next: Weeraro Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Kala Dhacay Duleedyada Kismaayo Iyo Boosaaso.

Related Stories

Ciidanka Kenya Oo Toogasho Ku Dilay Qof Soomaali Ah.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka Kenya Oo Toogasho Ku Dilay Qof Soomaali Ah.

April 22, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.

April 22, 2026
Maamulka Gobolka Tigray Oo Jawaab Ka Bixiyay Go’aan Kasoo Baxay Jabhadda TPLF.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Gobolka Tigray Oo Jawaab Ka Bixiyay Go’aan Kasoo Baxay Jabhadda TPLF.

April 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada