Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Jeneraal Jeffrey Smiley Oo Dhaawac Ah Iyo Diyaarad Mareykanka Laga Soo Riday.
  • Allposts
  • Warar

Jeneraal Jeffrey Smiley Oo Dhaawac Ah Iyo Diyaarad Mareykanka Laga Soo Riday.

October 22, 2018

Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa xaqiijisay in ciidamadeedu ay dhulka soo dhigeen diyaarad dagaal oo ay wateen ciidamada Mareykanka ee duullaanka gardarrada ah ku qaaday wadanka Afghanistan.

Weerar ka dhacay deegaanka Kowraar ee hoostaga gobolka Loojar ayaa sababay in ay ku dhulka kusoo dhacdo diyaaradda oo ay la socdeen ciidamo American ah.

War rasmi ah oo kasoo baxay Taliban ayay ku sheegtay in diyaaraddu gabi ahaanteedba ay burburtay islamarkaana waxaa goobta gaaray diyaarado kale oo daabulay dhaawacyo iyo Meydad.

Taliban ayaa qoraal kooban oo ay soo dhigtay barteeda internetka ku xaqiijisay in diyaaradda ay haleeleen gantaallada garbaha lala gemo oo mujaahidiintu ay dhulka ka rideen.

Dhinaca kale isbaheysiga NATO ayaa xaqiijiyay in Jeneraallo sarsare ay uga dhaawacmeen weerar naf hurnimo oo khamiistii lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Qandahaar ee dhaca Koonfurta Afghanistan.

Ururka NATO wuxuu xaqiijiyay in laba sarkaal American ah ay ku dhaawacmeen weerarkii Qandahaar oo gallaaftay nolosha Jeneraal sare oo katirsanaa xukuumadda Kaabul iyo guddoomiyihii gobolka.

Wasaaradda G/dhigga Mareykanka ayaa iyana xaqiijisay in uu dhaawacmay Gen. Jeffrey Smiley oo ah kormeeraha guud ee ciidanka Mareykanka ee Afghanistan ku duulay.

Wariye katirsan shabakadda CNN ayaa isagoo ku sugan xarunta wasaaradda G/dhigga xaqiijiyay in Gen. Jeffrey Smiley uu dhaawac yahay laguna daweynayo isbitaal gaar loo leeyahay.

Gen. Scott Miller oo ah taliyaha guud  ciidanka NATO ee Afghanistan ayaa khamiistii lasoo dhaafay si dirqi ah uga badbaaday isku day dil waxaana la sheegay in uu isku difaacay hubkiisa gaarka ah.

Dagaalyahan mujaahid ah oo katirsan Talibaan ayaa dhax tiimbaday isku imaatin xasaasi ah oo saraakiisha American-ka ah iyo kuwa xukuumadda Kaabuul ay ku lahaayeen Koonfurta Afghanistan waxaana looga arrinsanayay sida laga yeelayo weerarada isdaba joogga ah ee ka imaanaya Taliban.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qaraxyo Iyo Dil Ka Kala Dhacay Gudaha Iyo Duleedka Muqdisho.
Next: Qaraxyo Ka Dhacay Gobalka Hiiraan.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 03-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 03-01-1448-Hijri.

June 18, 2026
Trump Oo Itoobiya Ku Eedeeyay Inay Halis Weyn Ku Hayso Shacabka Masar.
  • Allposts
  • Warar

Trump Oo Itoobiya Ku Eedeeyay Inay Halis Weyn Ku Hayso Shacabka Masar.

June 18, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada