Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • KENYA: Nin Baadari Ahaa Oo Muslimay Kaniisaddiisina Ka Dhigay Masjid Muslimiintu Leeyihiin.
  • Allposts
  • Warar

KENYA: Nin Baadari Ahaa Oo Muslimay Kaniisaddiisina Ka Dhigay Masjid Muslimiintu Leeyihiin.

October 23, 2017

Baadari Kenyaan ah ayaa muslimay kana dhigay Kaniisaddiisa Masjid isaga oo sheegay inuu qaadan waayay sida haweenku ugu soo labistaan Kaniisadda.

“Kaniisadayda waxaa la dhihi jiray Nyalgosi God’s Call Church of East Africa, hayeeshe hadda waxaa lagu magacaabaa Nyalgosi Jamia Masjid,” sidaas waxaa yiri Baadari hore  Charles Okwany oo hadda la baxay magaca Ismaaciil  wuxuuna sidaas  u sheegay Wargeyska The Nairobian.

“Intii aan ku jiray shaqadayda baadarinimada, waxaan ku socdaalay Malindi, Mombasa, Nairobi iyo Tanzania si aan Bible-ka ugu yeero dadka,
Waxaan sidoo kale ka faa’iideystay fursadda ah barashada sinnaanta akhlaaqda shacbi ee diimaha Kiristanka iyo Islaamka, waxaana aan ogaaday in Islaamku uu yahay diinta ugu fiican ee Alle loogu dhawaado” ayuu yiri Ismaaciil oo horay u ahaa Baadari balse hadda ah muslim.

Ninkan soo hanuunay ayaa si qota dheer uga sheekeeyay xumaanta gaalnimada iyo sida qalbigiisu u xasilay markii uu soo galay diinta islaamka wuxuuna si farxadi ku jirto dadka ehelkiisa ah ugu baaqayaa in ay soo galaan diinta waasaca ah ee islaamka kana baxaan ciriiriga gaalnimada.

“Farriimaha bible-ku ma ahan mid dhiirri-gelinaya labisashada habboon. Waana nasiib darro in haweenka qaar ay goonno aad u gaaban oo cawradooda muujinaysa usoo qaataan Kaniisadaha,” ayuu sii raaciyay mar uu ka hadlayay xumaantii uu kusoo arkay gaalnimada.

Okwany wuxuu safarkiisa barashada Islaamka ka bilaabay booqasho uu ku sameeyey hoggaanka Muslimiinta magaalada Kisii kaas oo u sharraxay diinta islaamka . Waxaana kadib la baray culumada Ragwe Imam iyo Mustafa Saoke.

Bishii September , Okwany wuxuu qaatay Islaamka waxaana la islaamay 23 kamid ah xubnaha kaniisaddii uu ka shaqeyn jiray arrinkaas oo murugo ku ah kaniisadaha kuyaal wadanka Kenya, Okwany iyo walaalihiisa muslimiinta ah ee soo hanuunay hadda waxay ku mashquulsanyihiin barashada diinta islaamka shakina kuma jiro in ay isku bedeli doonaan ducaad diinta soo geliya kumanaan qof oo markii hore Kaniisadda kusoo booqan jiray.

Hadda, masjidku wuxuu leeyahay jamaaco ku dhow 63 qofood kadib markii 30-meeyo kale ay iska soo diiwaan-geliyeen degmada Kagan,
Hadda Okwany wuxuu doonayaa in uu in badan kororsado cilmiga diintiisa, wuxuuna ka qoomameynayaa sanadadii uu mugdiga gaalnimada kujiray.
Kenya kuma cusba in dad Baadariyaal ah ay soo islaamaan balse waxaa ku cusub iyo Kaniisad iyo dadkii joogay inta diinta diinta islaamka galaan ay isla Kaniisaddii ubedelaan Masjid.
Jamciyaadka islaamiga ah iyo jaaliyadaha muslimiinta Bariga Afrika waxaa lagudboon in Masjidka cusub ee Okwany ee horay kaniisadda u ahaa ay dhisaan ayna ku daraan Machad iyo dugsi qur’aanka lagu barto si dadka kale ee wali Kirishtaanka ah loogu dhiiri geliyo in ay soo islaamaan oo ay kasoo baxaan mugdiga.

Okywany  ayaa ugu dambeyn  dadka ugu yeeray in Islaamka aan lagu koobin ama loo arag mid ay leeyiihiin Soomaalida iyo Carabta  “Waa diin caalami ah oo dunida oo dhan ka dhaxaysa ma ahan diin xuduud iyo qowmiyad ku xiran,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Ismaaciil.

Inkasta oo dowladda Kenya ay adeegsatay asaaliib ay ku caburinayso dadka muslimiinta ah sida iyadoo dhistay hay’ado Asha-haadda ladirir ah hadane islaamka ayaa si xowlli ah ugusii faafaya gobollada iyo magaalooyinka kala duwan ee wadanka Kenya, mashruuca loogu magac daray Linda Nchi ee melleteriga Kenya marmarsiimo uga dhigteen  duullaanka soomaaliya ayaa ujeedkiisu ahaa in lagu wiiqo muslimiinta balse arrinkaasi maguuleysan.

Ciidamada ashahaadda ladirirka Kenya ee loo yaqaan ATPU iyo GSU ayaa muslimiinta gudaha dhibaatada daran ku haayo waxayna dilal qorsoodi ah ku fuliyaan wadaadada muslimiinta iyagoona sababay in boqolaal muslimiin ah dibadaha ucararaan si ay uga badbaadaan dhibaatada ay geysanayaan ciidamadaas ashahaadda ladirirka ah.

Xuquuqda Warbixinta Waa Somalimemo.net

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weerar Xoog Ku Gal Ah Oo Lagu Qaaday Xero Ciidan Oo Ku Taala Dalka Yemen.
Next: Weerar Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Dalka Niger.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -04-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -04-Dulqicdah-1447-Hijri

April 21, 2026
Saraakiisha Maamulkii Laftagareen Oo Ku Goodiyay Inay Weerari Doonaan Baydhaba.
  • Allposts
  • Warar

Saraakiisha Maamulkii Laftagareen Oo Ku Goodiyay Inay Weerari Doonaan Baydhaba.

April 21, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 04-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 04-11-1447-Hijri.

April 21, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada