Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Kenya Oo Qiratay Weerar Gaadiid Badan Looga Gubay Oo Ka Dhacay Laamu.
  • Allposts
  • Warar

Kenya Oo Qiratay Weerar Gaadiid Badan Looga Gubay Oo Ka Dhacay Laamu.

January 18, 2023

Wargeyska Daily Nation ee laga leeyahay wadanka Kenya oo soo xiganaya saraakiil ciidan oo ka tirsan ciidamada amaanka ee dowladda Kenya ayaa sheegay in weerar hubeysan oo jihadi ah lala beegsaday kolonyo ay galbinayeen ciidamada millatariga saliibiyiinta Kenya ee loo yaqaan [KDF].

Saraakiisha ciidanka booliska oo la hadlay Wargayska Daily Nation ayaa u xaqiijiyay in weerar xooggan oo jidgal ah lala beegsaday, kolonyo ciidamo ah oo galbinaayay shaqaale ajaanib ah oo qayb ka ah dhismaha mashruuca uu dhaqaalaha badan ku baxayo ee loogu magac daray lappset.

Ugu yaraan 1 xubin ayuu xaqiijiyay sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska, in lagu dilay howlgalka halka labo askari oo ka tirsan ciidamada millatariga saliibiyiinta Kenya ee loo yaqaan KDF-ta ay dhaawacyo halis ah soo gaareen.

Weerarka ayuu sheegay in uu si gaar ah kaga dhacay waddada dheer ee isku xirta gobollada muslimiinta ee ay Kenya xoogga ku haysato ee Laamu iyo Gaarissa, gaar ahaan meel 7 Kiiloomitiri oo qura u jirto saldhig ciidan oo ay ciidamada ammaanku ku leeyihiin Bodhai oo ka tirsan gobolka Gaarissa.

“Kolonyo ay la socdeen Shaqaale Shiineys ah iyo Shaqaale ka qayb ka ah mashurca Lappset oo ka shaqeynayay Waddada isku xirta Laamu iyo Garissa ayaa waxaa weeraray kooxo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-shabaab,” waxa sidaa Daily Nation ku yiri sarkaal ka tirsan ciidamada booliska.

Sarkaalkan Kneyaatiga ah ayaa xaqiijiyay in gaadiid badan looga gubay kolonyada weerarkan fariidka ah ee ka dhacay gobolka Laamu, isagoo xusay in gaadiidka ay Mujaahidiintu gubeen ay ka mid ahaayeen, gaadiidka ximbaara booyadaha.

Ma jirin wax gurmad ah oo ay soo sameeyeen ciidamada Kenya sida uu sheegayo sarkaalkan ka tirsan booliska saliibiyiinta Kenya, maadaama uu kolonyada ku socday weerar xooggan oo loo adeegsaday hubka culus ee ay ka midka yihiin garneellada garbaha laga tuuro.

Weerarkan kammiinka ah oo ka dhacay waddada dheere ee isku xirta magaaloyinka Ijaara iyo Bodhai ee gobolka Lamu waxay Mujaahidiintu xaqiijiyeen in lagu gubay 9 gaari oo ay galbinayeen ciidamada millatariga saliibiyiinta Kenya, Werarkan ayaana ka mid noqonaya diiwaanka howlgallada khasaaraha badan lagu gaarsiiyay Kenya ee ka dhaca gudaha dhulalka muslimiinta ee ay Kenya xoogga ku haysato.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -25-06-1444-Hijri
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -25-6-1444-Hijri.

Related Stories

Sarkaal Iyo Askar Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Duleedka Afmadoow.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Iyo Askar Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Duleedka Afmadoow.

June 16, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 01-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 01-01-1448-Hijri.

June 16, 2026
Deni Oo Sheegay In Gurguurte Uu Faragelin Ku Hayo Deegaannada Maamulkiisa.
  • Allposts
  • Warar

Deni Oo Sheegay In Gurguurte Uu Faragelin Ku Hayo Deegaannada Maamulkiisa.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada