Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Kenya Oo Walaac Ka Muujisay Dhaqaale Xumada Ku Habsatay Isbahaysiga AUSSOM.
  • Allposts
  • Warar

Kenya Oo Walaac Ka Muujisay Dhaqaale Xumada Ku Habsatay Isbahaysiga AUSSOM.

June 4, 2025

Dowladda saliibiyadda Kenya ayaa walaac daran ka muujisay hoos u dhaca dhaqaale ee ku yimid howlgal_gaaleedka (AUSSOM), kaasi oo beddelay howlgalkii hore ee ATMIS, Raiisul wasaare ku xigeenka Kenya ahna wasiirka arimaha dibada, gaalka lagu magacaabo Musalia Mudavadi, ayaa sheegay in hoos u dhaca taageerada dhaqaale ee beesha gaalada caalamka ay halis ku tahay wax uu ugu yeeray amniga gobolka.

Mudavadi ayaa ku cataabay in AUSSOM ay la tacaalayso caqabado dhaqaale oo ba’an, iyada oo aan weli la helin maalgelintii ay ballanqaadeen beesha caalamka, gaalkan ayaa sheegay in haddii taageerada dhaqaale ee howlgalka la waayo, ay taasi keeni karto in dagaalka lagula jiro mujaahidinta somalia uu burburayo.

Warkan ayaa kusoo aaday iyadoo shalay madaxda aqalka sare ee saliibiyiinta Maraykanka ay soo saareen hindise sharciyeed mamnuucayo in lacagaha maraykanku siiyo qaramada midoobay lagu maal galiyo howlgalka AUSSOM.

Madaxda xisbiga jamhuuriga ee Maraykanka iyagoo ka duulaya mabda’ooda ah “America First” ee uu hor boodayo Donald Trump, kaasi oo ah in dhaqaalaha dalkaas aan lagu taageerin dagaallada qaramada midoobay ay maal galisyo ayaa gabi ahaanba diiday inay qayb ka noqdaan maal galinta howlgalka kuffaarta Afrikaanta.

Hidinsahan ay soo saareen aqalka sare ee dalkaas ayaa yimid kaddib markii Mareykanku uu ka cabsaday in lacagta canshuurta muwaadiniintiisa loo adeegsado hawlgallo dibadda ah, gaar ahaan kuwa aan si toos ah u saameynin danaha dalkiisa.

Dowladda saliibiyadda Kenya oo kumanaan askar ay ka joogaan qayba ka mid ah gobollada Jubbada hoose iyo Gedo, ayaa ugu dambeyn ugu baaqday gaalada caalamka, gaar ahaan Mareykanka, in ay dib uga fiirsadaan go’aannadooda, isla markaana ay taageeraan howlgal_gaaleedka si lacagaha lagu maalgaliyo ciidamadoodu aysan u joogsan.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -08-12-1446 Hijri.
Next: Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 15 aad)

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri

April 26, 2026
Maali Oo Xaqiijisay In La Dilay Wasiirkeeda Difaaca Iyo Weeraro Horleh Oo Maanta Dhacay.
  • Allposts
  • Warar

Maali Oo Xaqiijisay In La Dilay Wasiirkeeda Difaaca Iyo Weeraro Horleh Oo Maanta Dhacay.

April 26, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -09-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -09-11-1447 Hijri.

April 26, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada