Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Kenya Oo Xaqiijisay Weerarka Askarta Badan Looga Dilay Ee Ka Dhacay Duleedka Dhadhaab.
  • Allposts
  • Warar

Kenya Oo Xaqiijisay Weerarka Askarta Badan Looga Dilay Ee Ka Dhacay Duleedka Dhadhaab.

November 20, 2025

Warbaahinta dalka Kenya ayaa si weyn u hadal-haysa weerarka ay geesiyada Tawxiidka ee bariga Afrika maalinnimadii shalay ku bartilmaameedsadeen kolonyo ciidamo Kenyaan ah oo ku socdaalayay agagaarka deggaanka KULAN ee hoostaga magaalada Dhadhaaab ee gobalka Gaarisa ee ku hoos jira gumaysiga dawladda Saliibiyadda ah ee Kenya.

Weerarkan oo khasaare laxaad leh loogu geystay ciidamada Kenya, ayaa saacadihii lasoo dhaafay ay si weyn u hadal-haysay warbaahinta kala duwan ee dalkaasi, iyagoo qaarkood soo bandhigay sawirro muujinaya burburka baaxadda leh ee gaaray mid ka mida baabuurtii ay wateen ciidamada Kenya oo mujaahidiintu ay qarxiyeen.

Telefishannada KDR TV oo laga leeyahay dalka Kenya ayaa weerarkan ku sifeeyey mid aad looga murugoodo. Waxaanu sheegay in uu muujinayo khatarta joogtada ah ee mujaahidiintu ay ku hayaan ciidamada Kenya ee ku sugan deggaannadaasi.

Mas’uul uu telefishanku magaciisa qariyey oo uu sheegay in uu ka tirsan yahay mas’uuliyiinta deggaanka oo uu la xiriiray ayaa sheegay in weerarkani uu xasuusin u yahay halisaha ku gedaaman Saliibiyiinta Kenya ee ku sugan deggaannadaasi, waxaanu muujiyey walaac aad u xooggan.

KDRTV waxa uu xusay in urur-gaalleedka IGAD ay dhawaan ka digeen weerarro hor leh oo ka dhici kara dhulka ku hoos-jira gumaysiga Kenya, maadaama ayay yiraahdeen jihaadiyiintu ay si weyn ula qabsadeen is-bedbedelka xaaladaha. Isla markaana xeeladdoodu ay aad u sarrayso.

Capital FM oo ah idaacad laga leeyahay Kenya oo iyaduna si weyn u falanqaysay weerarkankan, ayaa xustay in sidoo kale dhawaan mujaahidiintu ay dhegta dhiigga u dareen sarkaal boolis ah oo lagu magacaabi jiray Constable Elijah Orwa (Konistibul Elaayja Oowwaa), kadib weerar ay mujaahidiintu ka fuliyeen deggaanka Dhagaxley oo ka tirsan degmada Wajeer.

Hawl-galkan u dambeeyey ee warbaahinta Kenya aadka u hadal-hayso ayaa shalay ay mujaahidiintu ka fuliyeen deggaan hoos-taga Dhadahaab ayaa lagu dilay ugu yaraan 9 askari oo Kenyaan ah oo uu ku jiro sarkaal si aad ah u dhibi jiray muslimiinta ku dhaqan gobolkaasi, waxaana lagu dhaawacay 3 askari oo kale, halka lagu gubay gaari Kooyal ah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhagayso Andalus Podcast Oo Lagu Falanqeeyay Xiisadda Ka Taagan Gobolka Geeska Africa.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -29-05-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 27-Dul-xijah-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 27-Dul-xijah-1447-Hijri.

June 12, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 26-12-1447H.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 26-12-1447H.

June 12, 2026
Weeraro Sarkaal Iyo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Afgooye Iyo Jannaale.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Sarkaal Iyo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Afgooye Iyo Jannaale.

June 12, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada