Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Kenya Waxay Somalia Uga Tagi Doontaa Xaalad Ka Xun Tii Maraykanka Ee Afghanistan Iyo Vietnam {WARBIXIN}
  • Allposts
  • Warar

Kenya Waxay Somalia Uga Tagi Doontaa Xaalad Ka Xun Tii Maraykanka Ee Afghanistan Iyo Vietnam {WARBIXIN}

October 12, 2023

George Musamali oo ah falanqeeya u dhashay waddanka Kenya ayaa waraysi uu siinayay mid ka mid ah Tv-yada kasoo baxa dalkaasi ku sheegay in ciidanka saliibiyiinta Kenya ay Soomaalia isaga baxayaan iyagoo aan xaqiijin ahdaaftooda muddo 12 sano ah kaddib.

Waxuu carabaabay in bixitaanka ciidanka saliibiyiinta Kenya ay Soomaaliya uga tagi doonto xaalad ka xun tii Maraykanka uu kaga cararay waddamada Afghaanistaan iyo Fiidnaam.

“Dhanka amniga, waxaana Soomaaliya uga baxaynaa xaalad xun sida Mareykanka uu uga tagay Afghanistan iyo Vietnam” ayuu yiri.

Isagoo hadalkiisa sii wata George Musamali ayuu sheegay in la joogo wakhtigii ay ciidamadooda isaga bixi lahaayeen dalka, Soomaaliduna ay arimahooda xalisan lahaayeen ““Waxaan u baahanahay inaan fursad u siinno Soomaaliya si ay u xaliyaan arrimahooda gaarka ah. Waxaa la gaaray waqtigii aan ka bixi lahayn oo aan eegi lahayn sida ay u wajihi doonaan arrimahooda gudaha,”

Dhanka kale ayuu sheegay in bixitaanka ciidankooda ee Soomaaliya ay keeni karto dulduleelo xagga amniga ah oo Kenya soo wajaha, maadaama uu sheegay in Kenya ay xuduud beenaad dheer la wadaagto Soomaaliya.

Hadalka falanqeeyahan Keenyanka ah ayaa ku biiraya qiraallo isdaba joog ah oo ka imaanayay cadawga dalka kusoo duulay oo qirayay in ay ku fashilmen ahdaaftii ashahaado ladirinimo ay ugu soo duuleen Somalia, xukumada Ridada ay dhoodhoobeene ay mari doonto waddadii ay martay xukumadii Riddada Afgaanistaan, 15 sano kaddibna natiijada dagaalka ay kusoo dhammaan doonto iyagoo dalka isaga cararay iyo dalka oo gabi ahaantiis laga hergaliyay shareecada islaamka.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -27-03-1445-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -27-03-1445 Hijri.

Related Stories

Kooxda Gurguurte Oo Ciidamo Iyo Gaadiid Dul-dhigtay Shacabka Yaaqshiid.
  • Allposts
  • Warar

Kooxda Gurguurte Oo Ciidamo Iyo Gaadiid Dul-dhigtay Shacabka Yaaqshiid.

August 25, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -13-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -13-03-1448-Hijri

August 25, 2026
Askar Itoobiyaan Ah Oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Suudaanta Koonfureed.
  • Allposts
  • Warar

Askar Itoobiyaan Ah Oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Suudaanta Koonfureed.

August 25, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada