Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Beeleed Ka Dhacay Gobalka Sanaag Oo Sii Korortay.
  • Allposts
  • Warar

Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Beeleed Ka Dhacay Gobalka Sanaag Oo Sii Korortay.

January 23, 2018

Waxaaa sii xoogeystay khasaaraha ka dhashay dagaal beeleed dib uga qarxay deegaanno katirsan gobolka Sanaag ee gobollada waqooyi galbeed dalka Soomaaliya.

Wararka ka imaanaya degmada Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in ugu yaraan 20 qof ay ku dhinteen dagaal beeleed ka socda dhulka miyiga ah, guddoomiyaha degmada ayaa sheegay in dagaalku uu shalay markale dib uqarxay wuxuuna walaac ka muujiyay in dagaalladu ku faafaan dhul hor leh.

Goob Joogayaal ku sugan tuulada Dararweyne ayaa warbaahinta u sheegay in dhinacyada dagaallamaya ay isku adeegsanayaan hubka waaweyn oo jugtiisa laga maqlayo dhulka Miyiga ah.

Maleeshiyaadka dirirtu u dhaxayso ee kasoo kala jeeda beelaha walaalaha ah ayaa loogu baaqay in ay xabadda joojiyaan, salaadiinta gobolka Sanaag ayaa dhankooda sheegay in ay wadaan waan waan nabadeed oo xiisadda lagu qaboojinayo.

Khasaaraha dhimashada oo shalay gelinkii hore ahaa 16 ayaa hadda sii kordhay oo gaaray 20 qof halka dhaawacu uu ka badan yahay 15 qof sida ay sheegeen ila caafimaadka gobolka Sanaag.

Muuse Biixi oo ah hoggaamiyaha maamulka isku magacaabay Somaliland ayaa isna ugu baaqay beelaha dagaallamaya in ay xabadda Joojiyaan “Colaad wiilbaa ku dhintee wiil kuma dhasho ee walaalayaal si shuruud la’aan ah ujoojiya dirirta” ayuu yiri Muuse Biixi.

Dhammaan Gobollada dalka Soomaaliya waxaa ka dhaca dagaallo beeleedyo u dhaxeeya dad ehel ah waxaana muuqata in Soomaalidu aysan wali ka gudbin qabyaaladeysiga iyadoo dalkeeda ay qabsanayaan ciidamada gumeysiga Itoobiya iyo Kenya.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Abwaan Taakoow Macalin Ciise Oo Gabay Cusub Tiriyay (Farmaajo Yaa Ku fahansiiya).
Next: Afar Gaari Oo Shisheeyaha Looga Gubay Sh/hoose

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-03-1448-Hijri

August 16, 2026
Xaggee Ayay U Jihaysan Doonaan Ciidamada Itoobiya Ee Ku Sugan Soomaaliya? [WARBIXIN]
  • Allposts
  • Warar

Xaggee Ayay U Jihaysan Doonaan Ciidamada Itoobiya Ee Ku Sugan Soomaaliya? [WARBIXIN]

August 16, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-03-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-03-1448 Hijri.

August 16, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada