Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Khilaaf Xoogan Oo Ka Dhax Curtay Dowladaha Saliibiyiinta Mareykanka Iyo Uganda.
  • Allposts
  • Warar

Khilaaf Xoogan Oo Ka Dhax Curtay Dowladaha Saliibiyiinta Mareykanka Iyo Uganda.

February 3, 2026

Dowladda Ingiriiska ayaa xoojisay digniinteeda ku safarka gudaha Itoobiya, iyadoo muwaadiniinteeda uga digtay inay gabi ahaanba u safraan gobollo iyo xuduudo badan sababo la xiriira amni darro. Digniintan ayaa ka timid Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ingiriiska.

Xukumada London waxay gebi ahaanba mamnuucday safarka gobollada Tigray, Amxaarada iyo Gambella. Tigray waxaa laga soo sheegay duqeymo diyaaradaha drones-ka ah oo sababay dhimasho iyo dhaawac, halka duullimaadyadii hawada ee gobolku ay hakad ku jiraan.

gobolka Amhara, dagaal u dhexeeya dowladda iyo kooxaha hubeysan ee Fano ayaa wali socda tan iyo 2023. Gambella-na waxaa ka dhacay iska hor-imaadyo sababay dhimasho iyo xiritaanka iskuullo.

Digniintu waxay sidoo kale khusaysaa dhammaan goobaha u dhow xuduudaha Itoobiya, gaar ahaan 10 KM xadka Eritrea, 20 KM xadka Suudaan, 10 KM xadka Koonfurta Suudaan, iyo 10 KM xadka Kenya marka laga reebo waddooyinka waaweyn.

Sidoo kale waxaa laga digay safarka deegaanada 100 KM u jira xuduudaha Soomaaliya iyo Kenya si gaar ah dhulka Soomaali-galbeed.

Gobolka Oromiya, waxay dowlada Ingiriiska mamnuucday safarka meelo badan oo ay ka mid yihiin Galbeedka iyo Bariga Wollega, Kellem Wollega, Horo Gudru Wollega, iyo waddada weyn ee xiriirisa Addis Ababa iyo Gambella.

Sidoo kale waxaa laga digay Waqooyiga iyo Galbeed Shewa, iyo dhulal u dhow xadka Kenya.

Gobolka Soomaali-galbeed, Ingiriisku wuxuu ka digay safarka inta badan dhulka u dhow xuduud beenaadka Soomaaliya iyo Kenya, gaar ahaan 100 KM gudahood.

Aagga Faafan waxaa laga reebay oo kaliya magaalada Wajaale iyo jidka isku xira Jigjiga iyo Wajaale. Sidoo kale waxaa safar laga digay gobollada Siti, , Jarar, Shabelle, iyo Dollo.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dowlada Ingiriiska Oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay Inay Usafraan Goballo Ka Tirsan Itoobiya.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -15-08-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -28-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -28-01-1448-Hijri

July 12, 2026
DP-WORLD Oo Lagu Eedeeyay Inay Qayb Ka Tahay Lacagaha Lagu Kordhiyay Ganacsatada Boosaaso.
  • Allposts
  • Warar

DP-WORLD Oo Lagu Eedeeyay Inay Qayb Ka Tahay Lacagaha Lagu Kordhiyay Ganacsatada Boosaaso.

July 12, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-01-1448 Hijri.

July 12, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada