Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Khilaafka U Dhaxeeya Hogaanka Dowlada Oo Sii Xoogeystay.
  • Allposts
  • Warar

Khilaafka U Dhaxeeya Hogaanka Dowlada Oo Sii Xoogeystay.

March 17, 2018

Waxaa sii xoogeystay khilaafka ka dhex taagan hogaanka dowlada Ridada,iyadoona khilaafkan uu qarka u saaranyahay inuu isku badalo gacan ka hadal.

Gudoomiyaha golaha dhawaaqiida dowlada Ridada iyo R/wasaare Murtad Cali Kheyre ayuu khilaafka xoogiisa u dhaxeeyaa,iyadoona Murtad Farmaajo uu la jiro R/wasaaraha waana khilaaf aad u xoogan oo xilligan ka dhextaagan hogaanka dowlada Ridada.

Khilaafka ayaa gaaray in maleeshiyaat hubeysan oo taageersan R/wasaaraha ay xoog kula wareegaan xaruntii Baarlamaanka ee uu ku shaqeynayay Murtad Jawaari taasi oo sii xoojisay khilaafka taagan.

Muxamed Cusmaan Jawaari ayaa Xasan Cali Kheyre ku eedeeyay inuu soo diray maleeshiyaatka la wareegay xarunta Baalamaanka,waxeyna xildhibaanada la kala safteen gudoomiyaha baarlamaanka iyo R/wasaaraha.

Farmaajo iyo Xasan Cali Kheyre ayaa doonaya in xilka laga qaado gudoomiyaha Baarlamaanka,iyadoona Jawaari oo diidan inuu xilka baneeyo uu ku goodiyay hadii xilka laga tagayo ay ka wada tagayaan isaga iyo R/wasaaraha.

Dowlada Ridada ayaa shaqo maalmeed ka dhigatay khilaaf dhex dooda ah iyo iska hor’imaad joogta ah oo dhex mara maleeshiyaatka maamulka Farmaajo.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Mogadishu, Somalia.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Akhriso Inka Badan 40 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dagaallo Ka Dhacay Gobalka Hiiraan.
Next: Weerar Lagu Dilay Askar Yahuud Ah.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 25-01-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 25-01-1447-Hijri.

July 20, 2025
Faahfaahin: Maamullka Deni Oo Dekadda Boosaaso Kusoo Xiray Markab Hub Usiday Kooxda Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahin: Maamullka Deni Oo Dekadda Boosaaso Kusoo Xiray Markab Hub Usiday Kooxda Gurguurte.

July 20, 2025
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -25-01-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -25-01-1447-Hijri.

July 19, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)

July 18, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)

July 13, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)

July 5, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 21 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 21 aad)

June 26, 2025

Sawirro

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.

July 3, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.

June 30, 2025
Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.

June 26, 2025
Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.

June 24, 2025
Khasaaraha Weerarkii Barujeed Oo Kordhay Iyo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirrada Weerarka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Khasaaraha Weerarkii Barujeed Oo Kordhay Iyo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirrada Weerarka.

June 23, 2025
Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.

June 11, 2025
Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.

June 9, 2025
Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.

June 7, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada