Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Kooxo Soomaali Ah Oo Gacanta Ku Dhigay Markab Kalluumeysi Oo Shiinaha Laga Leeyahay.
  • Allposts
  • Warar

Kooxo Soomaali Ah Oo Gacanta Ku Dhigay Markab Kalluumeysi Oo Shiinaha Laga Leeyahay.

January 3, 2026

Kooxo Soomaali ah ayaa lasoo warinayaa in ay maalin ka hor gacanta ku dhigeen Markab laga leeyahay dalka Shiinaha, kaasi oo kalluumeysi sharci darro ah ka waday xeebaha waqooyi bari ee Soomaaliya.

Weerarka ayaa si gaar ah uga dhacay xeebaha Bandarbeyla ee gobolka Bari ee uu gacanta ku hayo maamul goboleedka ashahaada la dirirka ee Puntland, waxaana ilo wareedyo maxalli ah sheegeen in markabka uu xaaluf ba’an ku hayay kalluunka ku jira biyaha deegaankaasi.

Vanguard Tech oo ah shirkad la-tashiga amniga badaha ayaa baahisay xogta markabka ay gacanta ku dhigeen kooxaha Soomaalidu, waxayna sheegtay in markabkan la qafaashay oo lagu magacaabo (Liao Dong Yu 578) lagu qabtay meel u dhow xeebta Bandarbayla.

Waxay intaas ku dartay in kooxaha afduubka gaystay ay weerarkaan fuliyeen galabnimadii hore ee waqtiga maxalliga ah 1-da bisha January, waxay xustay in laga shakisan yahay in kooxdu qorsheynayso in shaqaalaha markabka ay u haystaan madax-furasho.

Ilo wareedyo kale oo degaanka ah ayaa sheegaya in weerarka uu ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac, 2 xubnood oo midi Soomaaliya yahay halka kana kalena ajnabi yahay ayaa lasoo wariyay inay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen weerar dhacay ka hor afduubka.

Waxaa tani lagu tilmaamay dhacdadii 2-aad oo kooxo hubeysan oo Soomaali ah ku qabsadaan Markabkan shiinaha laga leeyahay, bishii November 2024-kii ayay sidan oo kale u afduubteen kooxaha Soomaalidu, waxayna markabka shaqaalihii lasoo socday ka qaateen lacago madax furasho ah oo malaayiin dollar lagu sheegay.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 14-07-1447-Hijri.
Next: Daawo Fariin Ka Socota Maxbuus Dagaal Oo Ka Tirsan Ciidanka Itoobiya.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-02-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-02-1448-Hijri

July 27, 2026
Akhriso Faahfaahinta Weeraro Lagu Laayay Ciidanka Uganda Iyo Maleeshiyada Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Faahfaahinta Weeraro Lagu Laayay Ciidanka Uganda Iyo Maleeshiyada Gurguurte.

July 27, 2026
Xaaladaha Dhimasho Cudurka Ebola Ee Koongo Oo Gaaray 1,400 Oo Qof.
  • Allposts
  • Warar

Xaaladaha Dhimasho Cudurka Ebola Ee Koongo Oo Gaaray 1,400 Oo Qof.

July 27, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada