Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Ku Dhawaad Afartan Askari American Ah Oo Lagu Dilay Dalka Afghanistan.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad Afartan Askari American Ah Oo Lagu Dilay Dalka Afghanistan.

February 24, 2018

Imaarada Islaamiga Afganistan ayaa baahisay Tirakoobka Weeraradii ciidamada Mujaahdiiinta ay fuliyeen bishii lasoo dhaafay kuwaasi oo ka kala dhacay gobalada dalka Afghanistan.

Tira koobkan ayaa lagu xusay in ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ay fuliyeen bishii lasoo dhaafay ee Jamaadul Awal (617)Lix Boqol Toban Iyo Todobo Weerar oo isugu jira Dagaallo toos ah,weeraro dhabba galyo ah,qaraxyo iyo camaliyaat istish-haadiyo ah kuwaasi oo lala beegsaday ciidamada Saliibiyiinta Mareykanka iyo kuwa maamulka daba dhilifka Kaabul,

Dhanka ciidamada Saliibiyiinta Mareykanka waxaa weeraradaasi looga dilay(37)Soddon iyo Todobo saraakiil iyo askar American ah waxaana looga dhaawacay(26)Lix Iyo Labaatan askari American ah.

Dhanka maamulka daba dhilifka Kaabul waxaa weeraradaasi looga dilay(1415)Kun Afar Boqol Toban iyo Shan askar iyo saraakiil oo ah kuwa maamulka daba dhilifka Kaabul,sidoo kale maamulkaasi waxaa weeraradaasi looga dhaawacay(956)Sagaal Boqol Konton iyo Lix isugu jirta saraakiil iyo askar.

Dhanka gaadiidka waxaa weeraradaasi ciidamada Saliibiyiinta Mareykanka iyo kuwa maamulka daba dhilifka Kaabul looga gubay(228)Labo Boqol Labaatan Iyo Sideed isugu jirta gaadiidka dagaalka noocyadiisa kala duwan.

Dhanka Diyaaradaha waxaa ciidamada Saliibiyiinta Mareykanka weeraradaasi looga soo riday Labo Diyaaradood oo ah noocyada dagaalka gaar ahaan kuwa Elecobtarka.

Weeraradan khasaaraha culus lagu gaarsiiyay askarta Mareykanka iyo kuwa maamulka daba dhilifka Kaabul ayaa qeyb ka ah howlgalka Al-mansuuriyah oo ah howlgal si toos ah ciidamada Mujaahidiinta Dhaalibaan ay ka wadaan Soddon Iyo Afarta Wilaayo ee uu ka koobanyahay dalka Afghanistan.

Halkan Ka Booqo Webseydka Imaarada Islaamiga Afghanistan.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Akhriso Magacyada Saraakiil Lagu Dilay Weeraradii Muqdisho.
Next: Qarax Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Gobalka Shabeelada Hoose.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-01-1448-Hijri.

June 17, 2026
Galmudug Oo Sheegtay In Guddiga Doorashada Gurguurte Uu Yahay Mid Dhinac U Raran.
  • Allposts
  • Warar

Galmudug Oo Sheegtay In Guddiga Doorashada Gurguurte Uu Yahay Mid Dhinac U Raran.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada