Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Ku Dhawaad Konton Ruux Oo Lagu Dilay Dagaallo Ka Dhacay Dalka Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad Konton Ruux Oo Lagu Dilay Dagaallo Ka Dhacay Dalka Itoobiya.

October 3, 2018

Wararka ka imaanayo wadanka Ethiopia ayaa sheegaya in iska hor imaadyo ka dhacay xuduuda ay wadaagaan gobolka Oromia iyo BinShangol Gomez lagu dilay kudhawaad 50 qof oo u dhashay wadankaasi.

Tvga rasmiga ah ee afka dowlada ku hadlo ayaa baahiyey in iska hor imaadyo kasoo cusboonaadan Mandiqada Kamaash oo dhacda xuduuda gobolka Orimia uu la wadaago gobolka BanShangool Gomez oo dhaca galbeedka wadanka.

Inta la xaqiijiyey ilaa 44 qof oo Ethiopian ah ayaa ku dhintay iska hor imaadyadan oo soo bilowday maalinki khamiista, sidoo kalena waxaa ku dhaawacmay tobanaan kale, halka ay barakeceen dad tiradooda ay gaareyso 60Kun oo qof.

Dadka deegaanka oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in kooxo hubeysan oo aan heybtooda la garaneyn ay weerar kusoo qaadeen mandiqada Kamaash, kadibna ay bilaabeen inay dadka xasuuq kula dhaqaaqaan, balse marki danbe dhalin yaro deegaan ah oo is abaabulay ay dagaal kala hor tageen.

Taliska Amxaarada ee fadhigiisu yahay magaalada Addis Ababa ayaa lagusoo waramayaa in dhanka Mandiqada Kamaash oo dhacda galbeedka wadanka ay u direen Kumanaan askari oo katirsan ciidanka Military, si ay usoo afjaraan iska hor imaadyada halkaas ka soconaya.

Madaxa isgaarsiinta gobolka Oromia ayaa eedeyn dusha uga tuuray dadka ka danbeeyo falalkan, kuwaas oo uu kutilmaamay inay yihiin dad kasoo horjeeda, Nabadeynta iyo dib u hagaajinta maamul ee ka soconaya gudaha wadanka, howlahaas oo uu hor bood ka yahay Raisal wasaare Abiy Axmed oo asal ahaan kasoo jeedo qowmiyada Oromada.

Waxa uu yiri maamulka gobolka Oromia waxa uu aqbalay dad ka badan 30Kun oo qof oo kasoo barakacay deeganada ay iska hor imaadyado ka dheceen, iyagoo geynaya Kaamam ku yaala Mandiqada Naqmati iyo Gembi oo gobolka Oromia katirsan.

Bartimihi bishii aan soo dhaafnay ayay Ethiopia marti galisay dagaalo iyo dibad baxyo wata rabshado oo ka dhacay deegaano kala duwan oo katirsan caasimada Addis Ababa iyo gobolka ay oromadu degto, falalkaas oo ay ku dhintaan tiro dad ah.

Taliska police-ka Oromia ayaa 17ki Bishii aan soo dhaafnay shaaciyey dhimashada in kabadan 26 qof, kuwaas oo lagu dilay fatqaladaha amaan daro ee kasoconayo gobolka, sidoo kalena waxa uu tilmaamay in falalkaas loo qabtay ilaa 200 oo qof, oo lagu eedeynayo inay colaada horinayeen.

Dhacdooyinkan is daba jooga ah ee kadhacaya gudaha dalka Ethiopia ayaa imaanaya xilli xukuumada uu hogaamiyo Abiy Axmed ay heshiisyo kala duwan la saxiixatay, ururadii mucaaradka ee wadanka ka jiray, kuwaas oo kala ah, Genbot7 , OLF, iyo ONLF, waxaana la rumeysan yahay in qaar kamid ah uraradaasi ay wali ku lug leeyihiin arimaha hada ka soconaya gudaha wadanka.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Shilal Sababay Khasaara Kala Duwan Oo Ka Kala Dhacay Konfurta Iyo Bartamaha Somalia.
Next: Dhageyso Taariikh Nolaleedkii Sheekh Dr Saciid Al-qaxdhaani.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 03-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 03-01-1448-Hijri.

June 18, 2026
Trump Oo Itoobiya Ku Eedeeyay Inay Halis Weyn Ku Hayso Shacabka Masar.
  • Allposts
  • Warar

Trump Oo Itoobiya Ku Eedeeyay Inay Halis Weyn Ku Hayso Shacabka Masar.

June 18, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada