Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Ku Dhawaad Labaatan Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Qaraxyo Boosaaso Iyo Jowhar Ka Kala Dhacay.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad Labaatan Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Qaraxyo Boosaaso Iyo Jowhar Ka Kala Dhacay.

December 22, 2018

Qaraxyadan oo gaaraya ilaa iyo Saddex qarax waxey ka kala dhaceen gudaha iyo duleedka magaalooyinka Boosaaso Iyo Jowhar ee Wilaayaatka Bari iyo Shabeelada Dhexe.

Qaraxa Kowaad waxa uu ka dhacay Bar kontrool oo isbaaro u ah maleeshiyaatka Murtadiinta ee maamulka Ashahaado la dirirka Hir-shabeelle ay ka sameysteen dhanka Waqooyi ee duleedka magaalada Jowhar.

Qaraxan inta la xaqiijiyay waxaa ku dhaawacmay 8 askari oo ka tirsan Murtadiinta kuwaasi oo uu ku jira Sarkaal Murtad ah oo lagu magacaabo Siyaad Geesey kuwaasi oo dhaawacyadooda ay culusyihiin.

Qaraxa Xiga waxa uu ka dhacay Garoonka diyaaradaha Degmada Jowhar waxaana kaasi lala beegsaday maleeshiyaat ka tirsan Murtadiinta.

Inta la xaqiijiyay qaraxa Labaad waxaa lagu dilay Afar Askari waxaana lagu dhaawacay Lix kale oo kuwaasi oo gabi ahaantooda ah maleeshiyaatka Ridada.

Dhanka kale ciidamada Mujaahidiinta ee ka hawgala gobolka Bari ayaa weerar ku qaaday saldhig maleeshiyaatka ridada ah ee maamulka isku magacaabay Puntland uu ku leeyahay magaalada Boosaas

Qaraxa oo dhacay xilligii fiidka ayaa waxaa lala beegsaday saldhiga Biya-Kulule ee Magaalada Boosaaso.

Maleeshiyaat ka tirsan maamulka ridada ah ee Puntland ayaa kusugnaa gudaha saldhiga xilliga uu qaraxu ka dhacayay halkaasi.

Weli lama xaqiijinin inta uu la egyahay khasaaraha ka dhashay weerarkaas

Qaraxa ayaa kusoo aadaya xilli maalmihii lasoo dhaafay weeraro dhowr ah Mujaahidiintu la beegsanayeen maleeshiyaatka ridada ah ee ku sugan Magaalada Boosaaso iyo nawaaxigeeda.

Weeraradii ugu dambeeyay ayaa ka kala dhacay deegaanka Bali-Khadar ee duleedka Magaalada Boosaaso iyo sidoo kale saldhiga Booliska ee gudaha Magaalada.

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa si dar-dar leh ku wada hawlgallada Jihaadiga ah ee lagu kala gaabinayo cadawga isku soo bahaystay duullaanka ka dhanka ah Diinta, Dalka Iyo dadka Muslimiinta ah ee Soomaaliyeed.

Xigasho Radio Andalus.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Xog Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Qaraxyadii Muqdisho.
Next: Boqollaal Ruux Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Bad Gariir Ku Dhuftay Dalka Indonesia.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -13-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -13-11-1447-Hijri

April 29, 2026
Isku Socodka Soomaalida Ee Nairobi Iyo Gaarisa Oo Joogsaday Iyo Ganacsiyo La Boobay.
  • Allposts
  • Warar

Isku Socodka Soomaalida Ee Nairobi Iyo Gaarisa Oo Joogsaday Iyo Ganacsiyo La Boobay.

April 29, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -12-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -12-11-1447 Hijri.

April 29, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada