Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Ku Dhawaad Toban Askari Yugandheys Ah Oo Lagu Dilay Sh/hoose.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad Toban Askari Yugandheys Ah Oo Lagu Dilay Sh/hoose.

August 9, 2018

Dagaal Culus oo u dhaxeeya ciidamada Shabaabul Mujaahidiin iyo askarta Kufaarta AMISOM ayaa ka dhacay deegaano ka tirsan gobalka Shabeelada Hoose ee Konfurta dalka Somalia.

Dagaalkan ayaa yimid kadib markii Barqo nimadii maanta ciidamada Mujaahidiinta ay weerar ku qaadeen kolanyo ka tirsan cidamada Kufaarta Afrikaanta oo ku socdaalayay inta u dhaxeysa deegaanada Numbar60 iyo Ceelwareegow oo ka wada tirsan Wilaayada Shabeelada Hoose.

Dagaalkan ayaa la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan,iyadoo dhawaaqa rasaasta si aad ah looga maqlayay deegaano badan oo ka tirsan Wilaayadaasi.

Warar la helayo ayaa sheegaya in dagaalkaasi khasaara lagu gaarsiiyay ciidamada Kufaarta Afrikaanta,wallow wali si rasmi ah aan loo xaqiijin inta uu la egyahay khasaara Kufaarta lagu gaarsiiyay dagaalkaasi.

Habeenkii xalay ayeey aheed markii ciidamada Mujaahdiiinta ay dagaal culus ku qaadee difaacyada iyo saldhiga ciidamda Kufaarta iyo kuwa Murtadiinta ay ka sameysteen ay ka sameysteen gudaha iyo duleedka degmada Qoryooley.

Dagaalka xalay ayaa sidoo kale Khasaara Nafeet iyo mid hantiyadeed lagu gaarsiiyay ciidamada Kufaarta Afrikaanta iyo kuwa Murtadiinta.

Dhanka kale waxaa sii kordhaya khasaraha ciidamada Kufaarta Uganda lagu gaarsiiyay dagaal maalin ka hor ciidamada Mujaahidiinta iyo kuwa Kufaarta ku dhexmaray duleedka degmada Qoryooley ee Wilaayada Sh.hoose.

Inta la xaqiijiyay dagaalkaas waxey ciidamada Mujaahidiinta ku dileen 7askari oo ah kuwa Kufaarta Uganda,waxeyna weeraradan kala duwan kusoo aadayaa xilli ciidamada Mujaahdiiinta ay sii kordhiyeen weerarada lagu dhiig bixinayo kufaarta iyo Murtadiinta duulaanka Shareeco la dirirka ah kusoo qaaday Wilaayaatka dalka Somalia.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Taliye Katirsan Ciidamada AMISOM “Soomaaliya Wa Sida Doofaar Marka la nadiifiyo is wasakheynaysa”.
Next: Yahuuda Oo Markale Duqeysay Magaalada Gaza.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada