Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Kulan Looga Hadlayay Amni Darida Xadbeenaadka Kenya Oo Ka Dhacay Magaalada Mandheera.
  • Allposts
  • Warar

Kulan Looga Hadlayay Amni Darida Xadbeenaadka Kenya Oo Ka Dhacay Magaalada Mandheera.

March 20, 2018

Saraakiil heer goboleed oo ka kala tirsan gaalada Kenya iyo kooxda ridada Soomaaliya ayaa kulan looga hadlayo Amaanka xumada ka taagan deegaanada saaran xad-beenaadka ku yeeshay magaalada Mandheera oo taabacsan gobolka NFD ee ku hoosjira gumeysiga gaalada Kenya sida ay ku soo waramayaan qaar ka mid ah warbaahinta dalka Kenya.

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Mandheera ayaa warbaahinta u sheegay in kulanka uu u dhexeeyey wafdi ka socda Kenya oo uu kordhacayey Cali Roba, gudoomiyaha gobolka Mandera ugu magacaaban Gaalada Keny, iyo koox murtadiin ah oo uu hogaaminayey gudoomiyaha kooxda ridada ee ugu magacaaban gobolka Gedo, Maxamed Aadan.

Kulankan ayaa diiradda lagu saarayey xasilooni darada ka taagan deegaanada dhaca xad-beenaadka gobolada Gedo iyo Mandheera iyo weerarada xuduud tallaab ah ee ay Mujaahidiintu ay ka fuliyaan gudaha Kenya.

Gudoomiyaha gobolka Mandheera, Cali Roba oo kulanka ka dib la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in uu aamisan yahay in maamulka murtadiinta ee gobolka Gedo uu kaalin wax-ku-ool ah uu ka qaadan karo ka hortagga weerarada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ka dhacaya Mandheera.

“Waxaan ka wada hadalnay arimo dhowr ah oo ay ku jirto xasiloonida xuduudda, iyo wada shaqeynta labada maamulka” ayuu yiri.

Cali Roba ayaa aaminsan in xad-beenaadka u dhexeeya labada gobol uu hadda noqday mid u nugul weerarada Mujaahidiinta, isagoo tusaale u soo qaatay in ay sii xoogeystaan weerarada ay Mujaahidiintu ka fulinayaan deegaanada gobolka Mandheera.

Kulamo noocan oo kale ah ayaa dhowr jeer horey u dhexmaray Maamulka Gaalada ee Mandheera iyo Murtadiinta ku sugan qaybo kamid ah Gedo, kuiwaas oo mar walba ku fashilmay hirgelinta go’aanada ay isla gaaraan ee quseeya kahortaga Hawlgallada Mujaahidiinta.

Ciidamada Mujaahidiinta ee ka howlgala gobolka NFD ee ku hoosjira gumeysiga saliibiyiinta Kenya ayaa kordhiyey weerarada ay ka fulinayaan halkaas ee lagu beegsanayo ciidamada kuffaarta Kenya.

Horaantii Bishan, Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa askar fara badan oo ka tirsan gaalada Kenya ku xasuuqay weeraro ka dhacay gobolka NDF ka dib markii ay cagta mariyeen laba saldhig oo ku yaalla deegaanka Lafeey oo ka mid ah deegaanada hoosyimaada magaalada Mandheera.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Doon Ganacsi Oo Ku Gubatay Dekeda Boosaaso.
Next: Dhageyso Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Dagaalka Degmada Buurdhuubo.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -12-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -12-11-1447-Hijri

April 28, 2026
Nusratul Islam Oo Dhegta Dhiigga U Dartay Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Mali.
  • Allposts
  • Warar

Nusratul Islam Oo Dhegta Dhiigga U Dartay Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Mali.

April 28, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -11-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -11-11-1447 Hijri.

April 28, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada