Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Kulan Looga Hadlayay Mustaqabka Hawl-galka AUSSOM Oo Fashil Kusoo Idlaaday.
  • Allposts
  • Warar

Kulan Looga Hadlayay Mustaqabka Hawl-galka AUSSOM Oo Fashil Kusoo Idlaaday.

September 1, 2026

Dowladda Saliibiyadda Uganda ayaa Midowga Yurub kala hadashay mustaqbalka howlgalka ciidmada Midowga Afrika ee Soomaaliya, kaas oo dhibaatada amni ee ku gedaaman kasakow wajahaya caqabado dhaqaale, xilli dalalka AUSSOM ay baadi-goob ugu jiraan sidii xal loogu heli lahaa duruufahaasi.

Wasiirka Gaashaandhigga Uganda, Kiryowa Kiwanuka, ayaa xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee caasimadda Kampala, kula kulmay wafdi uu hoggaaminayay Ku-xigeenka Safiirka Midowga Yurub ee Uganda, haweenayda lagu magacaabo Eole Sury (Yool Seeri).

Sida ay Wasaaradda Gaashaandhigga Uganda shaacisay, wada-hadalladu waxay diiradda saareen mustaqbalka duullaanka saliibiga ah ee Ciidamada Afrikaantu ay ka wadaan Soomaaliya, balse ma aysan sheegin wax natiijo ah oo haba yaraatee kasoo baxday kulankaasi.

Wajigabaxii kulankaasi kadib, Wasiirka Gaashaandhigga Uganda waxa uu ku adkeeyay weftiga Midowga Yurub in marka laga hadlayo mustaqbalka AUSSOM la tixgeliyo doorka ciidamada Uganda iyo kaalintii ay ka qaateen duullaanka saliibiga ah ee lagu qaaday dalka Soomaaliya.

Kulanka oo sidoo kale uu ka qayb-galay Ku-xigeenka Taliyaha Ciidamada Difaaca Uganda, ayaa warbixintiisa aan lagu xusin wax ballanqaad cusub oo dhaqaale ah ama go’aan rasmiya oo laga gaaray mustaqbalka duullaanka macatab-ku-dirirka ah ee isbahaysiga AUSSOM.

Si kastaba ha ahaatee, kulanka ayaa kusoo aadaya xilli uu mustaqbalka howlgalka AUSSOM uu wajahyo hubanti la’aan baahsan, kadib markii Maraykanku dhawaan si rasmi ah u shaaciyey inuu joojinayo maalgelinta saadka ee uu siin jiray ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -19-Rabiicul-awal-1448-Hijri.
Next: Duullimaadyadii Muqdisho Iyo Nairobi Oo Hakad Ku Jiray Muddo Labo Cisho Ah.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-05-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-05-1448-Hijri

October 24, 2026
Weeraro Si Daran Loogu Dhiig-bixiyay Maleeshiyada Gurguurte Oo Ka Dhacay Duleedka Balli-doogle.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Si Daran Loogu Dhiig-bixiyay Maleeshiyada Gurguurte Oo Ka Dhacay Duleedka Balli-doogle.

October 24, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-05-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-05-1448-Hijri.

October 21, 2026

Sawirro

Daawo Sawirro Muujinaya Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Hees.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Muujinaya Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Hees.

October 10, 2026
Sawirro: Xarakada Al-Shabaab Iyo Beesha Xawaadle Oo Maxaas Ku Gaaray Heshiis Lagu Soo Afjaray Colaaddii U Dhexeysay Labada Dhinac.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Xarakada Al-Shabaab Iyo Beesha Xawaadle Oo Maxaas Ku Gaaray Heshiis Lagu Soo Afjaray Colaaddii U Dhexeysay Labada Dhinac.

October 3, 2026
Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026

Diiwaanka Gabayada

DHAGEYSO: Gabay Cusub Oo Uu Tiriyey Abwaan C/waaxid Cali Gama’diid.
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

DHAGEYSO: Gabay Cusub Oo Uu Tiriyey Abwaan C/waaxid Cali Gama’diid.

October 19, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada