Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maamulka Farmaajo Oo Qof Maxbuus U Ahaa Si Xun Ugu Dilay Xabsiga Dhexe.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Farmaajo Oo Qof Maxbuus U Ahaa Si Xun Ugu Dilay Xabsiga Dhexe.

January 27, 2018

Gabood fallo hor leh ayaa lagasoo sheegayaa xabsiyada magaalada Muqdisho oo ay ku xiranyihiin kumanaan qof oo ku eedeysan dambiyo kala duwan.

Wararka laga helayo Xabsiga dhexe ee Xamar ayaa sheegaya in saraakiisha ciidamada asluubta ay si naxariis darra ah udileen mid kamida maxaabiista xabsiga ku xiran.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in taliye ku xigeenka Xabsiga dhexe uu dilay Maxabuus magaciisa lagusoo gaabiyay Xasan Kaafi kaasi oo kamid ahaa dhalinyarada ku eedeysan in ay katirsanyihiin Xarakada Al Shabaab.

Maxbuuska dhintay ayuu taliye ku xigeenku amray in lagu xiro Konteenar qafilan oo aan laheyn meel lagu hawadu kasoo gasho taas ayaana keentay in Maxbuusku uu u dhinto kuleyl dartiis.

Eehellada Xasan Kaafi ayaa diiday in ay qaataan lacago laaluush ah oo ay usoo bandhigeen saraakiisha caafimaadka ayna warbaahinta u shaacin waxa wiilkooda ku dhacay.

Xadgudubyo ay kamid yihiin jirdil joogta ah iyo raashin yari ayaa lagasoo sheegayaa xabsiyada ay gacanta ku heyso dowladda Federaalka, dad booqday Xabsiyada waxay sheegeen in maxaabiistu ay ka sheeganayaan nafaqa darro iyo caafimaad darro.

Falkan lagu dilay Maxbuuska Xasan Kaafi ayaa ka caraysiiyay maxaabiista kale, horayna uma dhicin in qof nool lagu xiro Konteenar kadibna uu udhinto kuleyl dartiis.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Degmada Buulo Mareer Ee Gobalka Sh/hoose.
Next: Khubarro Ogaaday in Cillad Ay Ku Jirto Dhammaan CPU-da computerrada Caalamka Laga isticmaalo WARBIXIN.

Related Stories

Markab Xamuul Ah Oo Lagu Afduubtay Xeebaha Waqooyi Ee Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

Markab Xamuul Ah Oo Lagu Afduubtay Xeebaha Waqooyi Ee Soomaaliya.

August 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -05-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -05-03-1448-Hijri

August 17, 2026
Akhriso Xogta Sarkaal Iyo Askar Lagu Weeraray Magaalada Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Sarkaal Iyo Askar Lagu Weeraray Magaalada Muqdisho.

August 17, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada