Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maamulka Yahuuda Oo Maamulka Itoobiya Ka Taageerayo Dhanka Amniga.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Yahuuda Oo Maamulka Itoobiya Ka Taageerayo Dhanka Amniga.

March 24, 2018

Xilli qulqulatooyin siyaasadeed iyo kuwa amni ay ka jiraan wadanka Itoobiya ee dhaca geeska qaaradda Afrika ayuu maamulka wadankaasi ugacan haantiyay maamulka Yahuudda sahyuuniyadda ee xoogga ku heysta dhulalka muslimiinta Filasdiin.

Yahuudda ayaa sheegtay in dhan walba ay ka gacan siin doonto taliska xabashiga ah ee fadhigiisu yahay magaalada Addis Ababa kaasi oo wajahayo xaalad siyaasadeed oo aad u adag, Maamulka Yahuudda ayaa qorshaynaya in dhanka ammaanka iyo isgaarsiinta uu ka gacan siiyo dowladda Itoobiya si ay udamiso kacdoonka shacabiga ah ee ay wajahayso.

Safiirkiika Yahuudda ufadhiya magaalada Addis Ababa Ninka lagu magacaabao Rafaa’iil Mooraaf ayaa warbaahinta u sheegay in maamulkiisu uu dhanka Tiknaloojiyadda ka taageeri doono dowladda Itoobiya islamarkaana uu qarash ku bixin doono dhismaha biya xireenka Alnahda oo Itoobiya doonayso in ay ka dhigto biya xireenka koowaad ee ugu weyn qaaradda Afrika.

Wakaaladda wararka Rasmiga ah ee afka dowladda Itoobiya ku hadasha ayaa baahisay in ‘Israa’iil’ ay dhanka isgaarsiinta iyo biyaha xireenka wabiga Niil ka gacan siin doonto.

Safiirka Yahuudda ee Addis Ababa wuxuu xaqiijiyay in qalabka dhanka amniga iyo basaasnimada loo adeegsado ay ugu deeqday itoobiya islamarkaana tijaabadiisa ay hadda socoto, sanaddii lasoo dhaafay kooxaha mucaaradka wadankaas ayaa xaqiijiyay in qalab dadka lagu basaaso oo dhanka Yahuudda laga keeno lagu faafiyay gobollada Kacdoonnadu ka socdaan ee Oromia iyo Amhara.

R/wasaaraha Yahuudda Bin Yameen Netenyaahu ayaa sanaddii lasoo dhaafay socdaal ku tagay wadamo ay kamid yihiin Uganda, Kenya iyo Itoobiya waxayna Yahuuddu ballan qaaday in dowladahaasi ay kala shaqeynayso ladagaallanka waxa loogu yeero argagaxisada oo loola jeedo muslimiinta.

Shirkado calooshood u shaqeystayaal yahuud ah ayaa ku sugan Bariga Afrika iyagoo ciidamada dowladaha saliibiyiinta kala shaqeeya duullaanka lagu haayo muslimiinta.

Yabooha taageero ee Yahuudda ka yimid ayaa imaanaya xilli lix bilood xaalad degdeg ah lagusoo rogay Itoobiya kadib markii uu iscasilay R/wasaarihii wadankaas Hailla Maryan deseleng waxaana talada gacanta ku haya ciidamada Melleteriga.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weerar Lagu Dhaawacay Askar Fransiis Ah Oo Ka Dhacay Dalka Maali.
Next: Ciidamada Kenya Oo Godad Ka Qotay Beledxaawo Iyo Shacabka Oo ka Hortagay.

Related Stories

Axmed Madoobe Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Gurguurte Iyo Kooxdiisa.
  • Allposts
  • Warar

Axmed Madoobe Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Gurguurte Iyo Kooxdiisa.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -02-Muxarram-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -02-Muxarram-1447-Hijri

June 17, 2026
Mujaahidiinta Oo Duqeeyay Saldhig Ciidan Oo Kuyaal Buulo-mareer.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo Duqeeyay Saldhig Ciidan Oo Kuyaal Buulo-mareer.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada