Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Madaafiic Lagu Garaacay Saldhigga Ciidanka Xabashida Ee Waajid.
  • Allposts
  • Warar

Madaafiic Lagu Garaacay Saldhigga Ciidanka Xabashida Ee Waajid.

June 19, 2024

Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala wilaayada islaamiga ah ee Bakool, waxay weerar culus oo madaafiic ah ku garaaceen xerada ciidamada saliibiyiinta xabashida Itoobiya ay kaga suganyihiin degmada Waajid ee wilaayada Bakool, madaafiicda oo gaaraysa ilaa laba iyo toban madfac ayaa ku wada dhacay gudaha saldhigga, taasi oo keentay in xerada Xabashida uu ka kaco dab xooggan.

Dhanka Sh/hoose, waxay ciidamada mujaahidiintu dagaal culus ku qaadeen xerada ciidamada Kuffaarta Afrikaanta ee deegaanka Buur-colow ee hoostaga degmada Baraawe, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

Dhanka Jubbada hoose, waxay ciidamada mujaahidiintu weerar abaabulan oo dagaal toos ah ku qaadeen xero ciidanka Kuffaarta Kenya ay ku leeyihiin inta u dhaxeysa deegaannada Kulbiyow iyo Kaambooni, waxaana jira khasaare kala duwan oo kuffaarta Kenya lagu gaarsiiyay dagaalkaas, waxay sidoo kale mujaahidiintu qarax culus la beegsadeen Kaantaroolka murtadiinta ee deegaanka Kaambooni, waxaana qaraxaas si xun ugu dhaawacmay murtad ashahaada la dirir ah oo lagu magacaabo Daa’uud.

Murtadkan ashahaada la dirirka ah ee Daa’uud lagu magacaabo ayaa caan ku ah dhibaateynta dadka muslimiinta ee ku dhaqan deegaanka oo ay ugu horreeyaan haweenka muslimaadka iyo dadka musaafiriinta ah.

Dhanka Gedo, Waxay ciidamada mujaahidiinta weerar qarax ah ku beegsadeen xarunta hay’adda socdaalka kooxda Riddada Somalia ay ku leedahay magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo, inta la hubiyay waxaa qaraxaasi waxyeello uu kasoo gaaray gaari nooca Cabdibile ah oo yiillay xaruntaasi.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Daawo Muuqaalka Akadeemiyo Ay Ka Qalinjebiyeen Ciidamada Gaarka Ee Mujaahidiinta.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -13-12-1445-Hijri.

Related Stories

La-taliyihii Hore Ee Amniga Gurguurte Oo Sheegay In Ciidanka AUSSOM Aysan Sii Joogi Karin Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

La-taliyihii Hore Ee Amniga Gurguurte Oo Sheegay In Ciidanka AUSSOM Aysan Sii Joogi Karin Soomaaliya.

July 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -13-Safar-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -13-Safar-1448-Hijri.

July 27, 2026
Wasiir Hore Oo Saadaaliyay In Mujaahidiintu La Wareegi Doonaan Somalia Haddii AUSSOM Baxdo.
  • Allposts
  • Warar

Wasiir Hore Oo Saadaaliyay In Mujaahidiintu La Wareegi Doonaan Somalia Haddii AUSSOM Baxdo.

July 27, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada