Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maleeshiyaadka ‘Somaliland’ Oo Xasuuq Daran U Gaystay Shacabka Reer Boorama.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyaadka ‘Somaliland’ Oo Xasuuq Daran U Gaystay Shacabka Reer Boorama.

December 6, 2025

Wararka ka imaanaya magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, ayaa sheegaya in maleeshiyada maamulka ashahaada la dirirka ah ee Somaliland ay xasuuq daran u gaysteen shacabka ku dhaqan magaaladaasi.

Xasuuqa ayaa yimid markii maleeshiyada millatariga maamulka Riddada ah ee Cabdiraxmaan Cirro uu hoggaamiyo ay rassaas nool nool u adeegsadeen shacab careysan, kuwaas oo isku soo baxyo ballaaran ka sameeyay gudaha magaalada Boorama.

Shacabkan oo ka tabanayay go’aan uu qaatay maamulka Cirro ayaa habeekii jimcaha billaabay mudaaharaad ballaaran, kaasi oo socday ilaa xalay, waxay dadku ku dhawaaqayeen halku-dhigyo ka dhan ah maamulka ashahaada la dirirka Somaliland.

Maamulka Riddada ee fadhigiisu yahay Hargaysa ayaa si uu shacabka u laayo adeegsaday ciidamo millatari ah oo uu xeryaha ciidanka kasoo saaray, kuwaas oo lagu arkayay iyaga oo rassaas nool nool u adeegsanaya shacabka aan hubeysnayn ee mudaaharaadka sameynayay.

Ilo wareedyo ayaa soo sheegay in xasuuqa ay gaysteen maleeshiyada Ridada maamulka Somaliland ay ku dhinteen dad ka badan ilaa 10 xubnood, qaar ka mid ah dadka deegaanku waxay tirada dhimashada dadka shacabka ah ee la dilay ku sheegeen ilaa 20 qof oo ay si bareer ah u toogteen ciidanka Riddada Somaliland, halka dhaawaca uu ka badanyahay 100 qof oo rayid ah.

Murtad Cabdiraxmaan cirro, oo ah madaxa maamulka Riddada Somaliland, ayaa xalay ka hadlay xasuuqa ay maleeshiyaadkiisu ka gaysteen degmada Boorama, wuxuu sheegay inuu ka xunyahay wixii dhacay, maleeshiyadiisa ayuuna ku amray in magaalada laga saaro oo xeryahooda dib loogu celiyo, balse dadka deegaanka ayaa si adag uga hadlay kalmadda uu jeediyay Cirro, waxayna ku goodiyeen inay sii wadi doonaan kacdoonka ka dhanka ah maamulkaasi xasuuqa u gaystay dadka rayidka ah.

Mid ka mid ah dadka reer Boorama ee kacdoonka ka dhanka ah maamulka Cirro wada ayaa si caro leh uga hadlay xasuuqa ay gaysteen maleeshiyaadka Riddada Somaliland, isaga oo sheegay in aysan kacdoonka joojin doonin oo ay ka daba tegi doonaan ciidanka millatariga ee xasuuqa ku kacay.

Dhanka kale, waxaa buuxsamay qaar ka mid ah xarumaha caafimaadka ee magaalada Boorama, hooyooyin warbaahinta la hadlay ka dayriyay xaaladda ay ku suganyihiin shacabka ay xasuuqeen maleeshiyaadka maamulka Riddada Somaliland.

Dhanka kale, jabhad ka dhan ah maamulka Riddada Somaliland, ayaa xalay looga dhawaaqay duleedka magaalada Boorama gaar ahaan deegaan lagu magacaabo Quljeed, halkaas oo lagu soo bandhigay maleeshiyo hubeysan oo qayb ka ah gadoodka shacabka lagu xasuuqay magaalada Boorama.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Daawo Maxaabiis Ciidan Oo Kenya Looga Qabtay Dagaalkii Ceel-cadde Oo Fariimo Soo Diray.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 15-06-1447-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -25-Jumaadal-awal-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -25-Jumaadal-awal-1448-Hijri.

November 5, 2026
Akhriso Xogta Sarkaal Lagu Weeraray Magaalada Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Sarkaal Lagu Weeraray Magaalada Muqdisho.

November 5, 2026
Dhagayso Andalus Podcast: Sidee Ayuu U Shaqeeyaa Golaha Nuqabada Wilaayaatka Islaamiga Somaaliyeed.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Dhagayso Andalus Podcast: Sidee Ayuu U Shaqeeyaa Golaha Nuqabada Wilaayaatka Islaamiga Somaaliyeed.

November 5, 2026

Sawirro

DEG DEG: Daawo Sida Maleeshiyada Gurguurte Loogu Laayay Duleedka Leego.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

DEG DEG: Daawo Sida Maleeshiyada Gurguurte Loogu Laayay Duleedka Leego.

October 26, 2026
Daawo Sawirro Muujinaya Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Hees.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Muujinaya Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Hees.

October 10, 2026
Sawirro: Xarakada Al-Shabaab Iyo Beesha Xawaadle Oo Maxaas Ku Gaaray Heshiis Lagu Soo Afjaray Colaaddii U Dhexeysay Labada Dhinac.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Xarakada Al-Shabaab Iyo Beesha Xawaadle Oo Maxaas Ku Gaaray Heshiis Lagu Soo Afjaray Colaaddii U Dhexeysay Labada Dhinac.

October 3, 2026
Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026

Diiwaanka Gabayada

DHAGEYSO: Gabay Cusub Oo Uu Tiriyey Abwaan C/waaxid Cali Gama’diid.
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

DHAGEYSO: Gabay Cusub Oo Uu Tiriyey Abwaan C/waaxid Cali Gama’diid.

October 19, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada