Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maleeshiyaatka Khaliif Xiftar Oo Markale Khasaara Culus Lagu Gaarsiiyay Dagaalka Darnah.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyaatka Khaliif Xiftar Oo Markale Khasaara Culus Lagu Gaarsiiyay Dagaalka Darnah.

June 21, 2018

Dagaaladan ayaa xoogooda waxay dhacayeen saddexdii maalin ee lasoo dhaafay ka dhacayeen magaaladan o in muda ah go’doon ku hoos jirta, dagaalo toos ahna ay ka soconayaan labadii bile e lasoo dhaafay.

Dagaalada ayaa ka dhacay intooda badan xaafada Shixxa oo dhacda dhanka bari ee magaalada Darna, taas oo marar badan ay isku dayeen Maleeshiyada xaftar inay gudaha usoo galaan balse ay iska caabin xooggan kala kulmeen xoogaga difaaca darn.

Maalinki talaadada Dagaal xoogan oo ka dhacay xaafadaasi ayaa looga dilay Maleeshiyada khaliifa xaftar askar ay tiradooda gaareyso ilaa 19, halka looga dhaawacay tiro kale, sidoo kalena waxaa looga gubay mid kamid ah gaadiidkii gaashamanaa ee ay kusoo dagaal galeen.

Sidoo kale subaxnimadi arbacada ayay markale dagaaladu dib kaga qarxeen isla xaafadan waxaana laga gubay maleeshiyadii weerarka ahaa gaari dagaal oo ahaa nooca loo yaqaan cabdi bilaha, kadib markii lala helay qoriga Baasuukaha, waxaana lasoo sheegay in askartii saarneyd dhimasho iyo dhaawac ay ku noqdeen.

Warbaahinta maxaliga ah ee dalka liibiya ayaa sheegaysa in Maalinki Shalay ahaa gaari lagasoo buuxiyey walxaha qarxa lala begsaday goob isku imaatin ah oo ay lahaayeen Maleeshiyada khaliifa xaftar, halkaasna lagu dilay askar badan oo aan tiradoda rasmiga ah lasoo sheegin.

Raga firfircoon ee soo tabiyo wararka magaalada darnah ayaa sheegaya in Ilaa manta oo khamiis ah dagaaladu qaar goos-goos ah u soconayaan. xoogaga difaaca darnah ayaana sheeganaya inay ku dhawaad 10 katirsan Maleeshiyada Xaftar kudileen Toogasho loo adeegsaday qoryaha meelaha fog wax looga toogto.

Khaliifa Xaftar oo ah hogaamiyaha maleeshyaatka Ashahaado la dirirka ah ee ku sugan wadanka Liibiya ayaa ah nin ka tirsan sirdoonka wadanka Maraykanka ee CIA loo yaqaano, waxaa uu dadaal xooggan ugu jiraa sidii uu u qabsan lahaa Magaadala xeebta ku taalla ee Darna isagoo taageero dhanka cirka iyo dhulka ah ka helaya wadamada Imaaraatka iyo Masar

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Waaliga Jubbooyinka Oo ka Warbixiyay Xaaladda Guud Ee Wilaayada.(Dhagayso Qeybta Kowaad)
Next: Warbaahinta Ugu Afka Dheer Kenya Oo Ka Hadlay Weerar Ka Dhacay Wajeer.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada