Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maleeshiyada Cirro Oo Dad Hor Leh Xir-xiray Siina Laba-jibbaaray Ugaarsiga Ay Ku Hayaan Dadka Diiddan Damaca Yahuudda.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyada Cirro Oo Dad Hor Leh Xir-xiray Siina Laba-jibbaaray Ugaarsiga Ay Ku Hayaan Dadka Diiddan Damaca Yahuudda.

December 28, 2025

Maamulka ashahaado-la-dirirka Somaliland ayaa xarig, caburin iyo caga-jugleyn xooggan ku haya dadka ku dhaqan deggaannadaasi ee ganafka ku dhuftay damaca Yahuudda iyo ictiraafka ay siisay maamulkaasi.

Waxaa soo baxaya warar sheegaya dad hor leh oo maleeshiyaadka Riddada maamulka Cirro ay xabsiyada ku gureen saacadihii lasoo dhaafay.

Dr Mubaarik Aar oo guddoomiye ka ah mid ka mida jaamacadaha Hargeysa, ayaa xabsiga la dhigay, kadib markii uu si adag uga hor-yimid qorshayaasha dhagaraysan ee Sahaayinada.

Dr Aar oo ka mid ah aqoonyahannada aadka looga tix-geliyo magaalada Hargeysa, ayaa sida la sheegay lagu xiray kalmad uu ka yiri damaca gurracan ee maamulka Yahuudda.

Sheekh Maxamed Kaariye oo ka mid ahaa dad habeen hore xabsiga loo taxaabay ayaa laga soo wariyey in markii maleeshiyaadka riddadu ay saldhigga kusii wadeen uu yiri “Sharaf bay ii tahay in la ii xiro, waxa aad ka soo horjeedaa Netanyaahuu.”

Geesta kale, waxaa jira qaar ka mida culamaa’u-suuga magaalada Hargeysa oo si weyn usoo dhaweeyey aqoonsiga maamulka Yahuuddu uu siiyey maamulka Riddada Somaliland.

Cawil Faatax ayaa ka tirsan wadaad-xumeyaasha aadka ugu riyaaqsan damaca Yahuudda, isagoo tallaabadaasina ku tilmaamay mid bannaan oo aan ka hor-imanayn diinta Islaamka.

Waxa kale oo wadaad-ku-sheegyada aadka ugu faraxsan dhagaraha Yahuudda ka mida Xuseen Cumar Gahayr oo soo jeediyey in reer Somaliland ay guursadaan gabdhaha Yahuudda.

Weli waxaa socda dabbaal-degyo ay dabada ka riixayso xukuumadda Cirro, laguna soo dhawaynayo ictiraafka Yahuudda ee maamulkaasi.

Duqa magaalada Hargeysa murtadka lagu magacaabo C/Kariim Axmed Mooge ayaa afkiisa ka qiray majarahabaabinta ay ku ahyaan shacabka magaalada.

Isku soo wada duuboo, maamulka Cirro waxa uu geed dheer iyo mid gaabanba u fuushan yahay siduu shacabka deggaannadaasi uga dhaadhicin lahaa damaca Yahuudda. Waxaana si xawliya u socda farriimo dhagaraysan oo ay gudbinayaan wadaad-xumayaasha iyo siyaasiyiinta Riddada Somaliland.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 08-07-1447-Hijri.
Next: Senator Ka Tirsan Kooxda Xassan Gurguurte Oo Iscasilay.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 27-Dul-xijah-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 27-Dul-xijah-1447-Hijri.

June 12, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 26-12-1447H.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 26-12-1447H.

June 12, 2026
Weeraro Sarkaal Iyo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Afgooye Iyo Jannaale.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Sarkaal Iyo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Afgooye Iyo Jannaale.

June 12, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada