Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maleeshiyada Gurguurte Oo Lawareegay Deegaanno Uu Gacanta Ku Hayay Maamulka Laftagareen.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyada Gurguurte Oo Lawareegay Deegaanno Uu Gacanta Ku Hayay Maamulka Laftagareen.

March 28, 2026

Loollanka siyaasadeed iyo midka ciidan ee udhaxeeya murtadiinta ayaa gaaray meeshii ugu sarraysay, saacadihii lasoo dhaafay isbedello dhanka maamulka ah ayaa ka dhacay qaar kamid ah deegaannadii uu ka arrimanayay maamulka ashahaadda ladirirka Koonfur galbeed.

Wararka ka imaanaya gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya iyo maleeshiyaad daacad u ah kooxda Riddada ay lawareegeen gacan ku heynta degmada Afgooye.

Wasiirka maaliyadda maamulka ashahaadda ladirirka Koonfur galbeed ayaa sheegay in shalay gelinkii hore ay maleeshiyaadka kooxda Riddada ay xoog kula wareegeen gacan ku heynta koontaroolkii weynaa ee degmada Afgooye islamarkaana laxirxiray dhammaan saraakiishii halkaas ku sugnaa.

Wuxuu carrabaabay in Afgooye ay gacantooda ka baxday isagoo arrinkaas ku eedeeyay Xasan Gurguurte, sidoo kale deegaanka Warmaxan ayaa lagala wareegay maamulka Laftagareen.

Dhinaca kale dhinacyada ayaa gurmadyo kala duwan udiraya jiidda dagaalka,degmada Buurhakaba waxaa gaaray boqolaal maleeshiyaad ah oo katirsan kooxda Riddada Soomaaliya gaar ahaan kuwa Turkigu tababaray ee loo yaqaan Gorgor.

Dhinaca kale xildhibaanno iyo saraakiil katirsan maamulka isku magacaabay Koonfur galbeed ayaa iyana abaabul dagaal iyo ciidamo aruursi kawada deegaanno dhaca duleedka magaalada Baydhabo.

Xildhibaan Saransoor iyo Maxamed Mursal oo boqolaal askari kula hadlay duleedka Baydhabo ayaa goodis udiray madaxa kooxda Riddada.

Murtadiintan ayaa sheegay in Xasan Gurguurte ay ugasoo carareen Muqdisho balse aysan Baydhabo uga carari doonin oo ay si adag udifaaci doonaan maamulka Laftagareen.

Guddoomiyihii hore ee golaha dawaaqiidda kooxda Riddada hadane ah Xildhibaan ayaa ugu baaqay maleeshiyaadka maamulka ashahaadda ladirirka Koonfur galbeed in aysan ka cararin ciidamada gulufka kusoo ay Baydhabo kuwaas oo ku sugan Buurhakaba.

Sidoo kale dowladda saliibiyadda Ingiriiska ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay walaac uga muujisay khilaafka udhaxeeya murtadiinta, warsaxaafadeed kasoo baxay safaaradda ingiriiska ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ay aad uga xuntahay in maleeshiyaadkii ay iyagu tababarka iyo zaadka siiyeen ay hadda hubka isku sitaan oo ay dagaallamayaan.

Xiisadahan ayaa kusoo aadaya xilli maamulka fadhigiisu yahay Baydhabo uu xiriirka ujaray kooxda Ridada uuna bilaabay in uu qabsado doorashada isaga ugaar ah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 09-10-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -09-Shawaal-1447-Hijri

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -24-Muxarram-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -24-Muxarram-1448-Hijri.

July 9, 2026
Sarkaal Ka Tirsan Kooxda Gurguurte Oo Lagu Eedeeyay Boobka Suuqa Hilibka Bakaaraha.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Ka Tirsan Kooxda Gurguurte Oo Lagu Eedeeyay Boobka Suuqa Hilibka Bakaaraha.

July 9, 2026
Dhagayso Andalus Podcast: Sheekh Cabduwali Muudeey Iyo Cudurada Ruuxiga.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: Sheekh Cabduwali Muudeey Iyo Cudurada Ruuxiga.

July 9, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada