Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maleeshiyo Gaari Jiirsiin Ku Dilay Laba Qof Oo Dhalinyaro Ah.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyo Gaari Jiirsiin Ku Dilay Laba Qof Oo Dhalinyaro Ah.

November 12, 2024

Gaadiid ay wateen maleeshiyaadka murtadiinta ayaa magaalooyinka Muqdisho iyo Gaalgacyo ee koonfurta iyo bartamaha Somalia ku kala dilay dhalinyaro Soomaaliyeed, kuwaas oo ay si bareer ah u jiireen.

Dhacdada ugu dambeysay oo maanta dhacday ayaa laga soo tabiyay duleedka magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, askar murtadiin ah oo watay gaari Cabdibile ah ayaa lasoo sheegay inay jiireen mooto ay wateen dad shacab ah.

Waxaa halkaasi ku geeriyooday wiil dhalinyaro ah, kaasi oo magaciisa lagu sheegay Shucayb Maxammed Sharmaake, gaariga nooca ciidamada ayaa jiiray xilli uu ku socday mooto dhugdhugley ah, waxaana maydkiisa la dhigay mid ka mid ah cisbitaallada Gaalkacyo.

Sidoo kale dhacdo tan la mida ayaa dhowaan ka dhacay meel u dhow Isgoyska Ex Control Afgooye ee magaalada Muqdisho, halkaas oo lagu jiiray wiil dhalinyaro ah oo shaqo kusii jeeday.

Ehelladiisa oo soo hadlay waxay sheegeen in wiilkooda oo kusii socday Tabeellaha uu si bareer ah u jiiray gaari Cabdibilaha ah oo ay wateen maleeshiyada Riddada, goobtana uga dhaqaaqeen, waxay sheegeen in ugu dambayn ay wiilkooda iska aasteen markii ay waayeen meel ay u raacdaan, maleeshiyadii murtadiinta ee dilka gaystayna ay goobta si nabad ah kaga baxsadeen.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -10-05-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -11-05-1446-Hijri.

Related Stories

Daawo Muuqaalka Weerar Ka Dhacay Duleedka Magaalada Baydhaba.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Warar

Daawo Muuqaalka Weerar Ka Dhacay Duleedka Magaalada Baydhaba.

August 24, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -12-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -12-03-1448-Hijri

August 24, 2026
Xildhibaan Qayb Ka Ah Dhul-boobka Muqdisho Oo Loo Diiday In Uu Galo Nairobi.
  • Allposts
  • Warar

Xildhibaan Qayb Ka Ah Dhul-boobka Muqdisho Oo Loo Diiday In Uu Galo Nairobi.

August 24, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada