Maxkamada Islaamiga ah ee wilaayada Sh.dhexe, ayaa xukun xadu riddo ah ku fulisay ilaa sedex askari oo katirsanaa maleeshiyaadka kooxda ridada Soomaaliya kuwaas oo gacanta ay kusoo dhigeen ciidamada Mujaahidiinta.
Fulinta xadkan ayaa kadhacay fagaare kuyaala degmada Gamboole, subaxnimadii jimcaha halkaas oo ay kasoo qeyb galeen bulshada kudhaqan degmadaasi.
Halkan ka akhriso Faafaahinta Magacyada Askarta & Shaqooyinkii ay Dowlada ridada u hayeen
1- Maxamed Cali Cabdi Aboow [Kuullow] 27 jir, ku biiray kooxda ridada sanadkii 2023, kusoo tababartay dalka Itoobiya, wuxuu katirsanaa Guutada 27-aad, Qeybta 26-aad taliskii Moqokori, wuxuu ahaa Taliye Koox.
2-C/llaahi Daahir Cumar Xuseen [Timo-Jilic] 23 jir, ku biiray kooxda ridada Somalia sanadkii 2023, kusoo tababartay dalka Itoobiya, wuxuu katirsanaa Guutada 27-aad, Qeybta 26-aad taliskii Moqokori.
3- Saadaq Axmed Maxamuud Caddaan [Ilko-Case] 28 jir Darawal u ahaa Waziirka Maaliyada Hirshabeelle Murtad C/rixiin Ciise Caddow mudo Halsano & 8 bilood.