Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Masar & Eritrea Oo Kala Saxiixday Heshiisyo Ka Dhan Ah Damaca Badeed Ee Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Masar & Eritrea Oo Kala Saxiixday Heshiisyo Ka Dhan Ah Damaca Badeed Ee Itoobiya.

May 19, 2026

Dowladaha Masar iyo Eretriya ayaa kala saxiixday heshiisyo xoojinaya iskaashigooda Badda Cas, gaar ahaan dhinacyada dekedaha, gaadiidka iyo amniga, xilli Itoobiya ay xusul-duub ugu jirto damaceeda bad-raadiska ah.

Heshiisyada labada dal ay qalinka ku duugeen waxaa ka mida isku-xirka dekedaha ay gacanta ku hayaan iyo maraakiibta isaga kala gooshta Badda Cas.

Waxa kale oo ay isla meel-dhigeen in dowladda Masar ay Eritrea ka taageerto horumarinta dekedaha, gaadiidka iyo kaabeyaasha dhaqaalaha.

Waxay sidoo kale ka wada hadleen ammaanka Badda Cas, iyagoo sheegay in amniga badda ay mas’uul ka yihiin dalalka ku teedsan xeebaha, isla markaana aysan ogolaan faragelin shisheeye.

Wasiirka arrimaha dibadda Masar ayaa ku nuuxnuuxsaday in waddan kasta oo badda cas ku yaalla ay mas’uuliyad ka saaran tahay inuu xaqiijiyo ammaanka xeebihiisa.

Masar ayaa isku dayaysa inay Itoobiya cadaadis ku saarto dhinaca badda, maadaama uu weli cakiran yahay khilaaf xooggan oo ka dhashay biyaha webiga Niil oo u dhaxeeya labada dhinac.

Heshiiska Eretariya iyo Masar ayaa kusoo aadaya xilli Itoobiya ay sare u qaadday damaceeda gurracan ee bad-raadiska ah, kaas oo ay ka dhigtay ajande qaran oo lagama maarmaan ah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -02-Dulxijah-1447-Hijri
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-12-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -24-Muxarram-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -24-Muxarram-1448-Hijri.

July 9, 2026
Sarkaal Ka Tirsan Kooxda Gurguurte Oo Lagu Eedeeyay Boobka Suuqa Hilibka Bakaaraha.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Ka Tirsan Kooxda Gurguurte Oo Lagu Eedeeyay Boobka Suuqa Hilibka Bakaaraha.

July 9, 2026
Dhagayso Andalus Podcast: Sheekh Cabduwali Muudeey Iyo Cudurada Ruuxiga.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: Sheekh Cabduwali Muudeey Iyo Cudurada Ruuxiga.

July 9, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada